Monthly Archives: April, 2013

spot_imgspot_img

Dab-demis La’aanta Haysata Caasimada Labaad Ee Jamhuuriyada Somaliland ee Burco – By Eng Cabdilahi

Dhamaan Waxaan salaamaya Saxafada Madax banaan ee jamhuuriyada Somaliland ee noo soo ban dhigta baahiyaha dalka ka jira iyo dhibta ka  taagan si joogtaana...

Aqoonta Aan u Lahaa Cigaal? – By Adam Musse Jibril

Waxay aqoonyahanada xagga maskaxda Qofka Aadamaha ku xeesha dheeri yidhaahaan: Qof kasta oo inaga mid ah waxaa ku jirta Maskax muggeedu u dhimo ama ka waynhahay Qaarrad dhan, sida Africa ama America oo kale. Laakiin Maskaxda Aadamuhu way ka nuxr wayntaha marka dhinaca hal-abuurka laga eego.

Wasaaradda Diinta oo Ka Deyrisay Heerka Tahriibta Dhalinyarada iyo Kufsigu ka marayaan Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka deyriyey heerka Kurfigu dalka ka marayo iyo Kor u kaca...

Socdaalkaygii Buurta Gacan Libaax Iyo Waxyaabihii I Soo Jiitay – W/Q: Sacad Muuse Cabdi

Maalin kasta oo timaadaa waxa ay leedahay waayo aragnimo iyo aqoon kuu kordhaysa, iyada oo maalmaha aduunyada inta aad ku nooshahay ku soo maraana...

Marxuum Abwaan Cabdilaahi Dhoodaan oo Maanta lagu Aasay Magaalada Jijiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

Jijiga (SLpost)- Alle ha u Naxariistee waxa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun...

Faahfaahinta Socdaal ay dalka Ku joogaan Wefti ballaadhan oo Dawladda Itoobiya Ka Socda oo Shir Berri Uga Furmayo Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Md, Faysal Cali sh. Maxamed ayaa maanta ka warbixiyey ujeedada socdaalka wafti...

Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland waa Hanti Qaranku leeyahay – W/Q: Faysal Cumar Madar

Habeenkii Arbacaad ee bishan April 24 2013, ayaa waxa lagu soo duulay tiir ka mid ah  Rukumadda Saxaafadda qaranka Somaliland ku faanno. Haa, Waa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img