HomeWasaaradda Diinta oo Ka Deyrisay Heerka Tahriibta Dhalinyarada iyo Kufsigu ka marayaan...

Wasaaradda Diinta oo Ka Deyrisay Heerka Tahriibta Dhalinyarada iyo Kufsigu ka marayaan Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka deyriyey heerka Kurfigu dalka ka marayo iyo Kor u kaca tahriibka dhalinyarada.

Wasiirka oo maanta shir jaraa’id oo ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu Xusay in Sinadu tahay Dunuubta uu Ilaahay ku Halaago Umadaha, Isagoo u Soo Jeediyay Bulshada inay ka Dheeraadaan Fool Xumada Sinada iyo Kufsi-wadareedyada oo wakhtiyadan dambe ku soo Kordhaya dalka .

khaliilWasiirka Diintu waxa uu u mahad celiyay Komishanka xuquuqul insaanka qaranka oo qabtay shir dhawaan ay daboolka kaga qaadeen tiro-koob ay ku sameeyeen kufsiyadii gobolada dalka oo dhan ka dhacay.

Sheekh Khaliil waxa kale oo uu ka hadlay tahriibka dhalinyarada Somaliland oo muddooyinkan dambe kor u sii kacay, waxaanu Xusay in Wasaarad ahaan ay ka Hawl galeen Wax ka qabashada Tahriibta, maadaama ay tahay aafo ku soo korodhay Mujtamaca ,oo ay ku baa’bayaan Xooggii dhalinyarda dalka u soo Kacaysay, isagoo Sheegay inay Xaaraan tahay in Nafta la biimo geliyo. Wasiirku waxa uu sheegay in loo baahan yahay in Waalidiintu door weyn ka qaataan ka Wacyi gelinta Dhalinyarada halista Tahriibta, balse aan loo Xaraashin dahabka iyo hantida qoysaska.

Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed waxa uu Bogaadiyay laanta Socdaalka Somaliland oo qab-qabtay dad lagu eedeeyay inay xuddun u yihiin tahriibinta.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories