HomeFaahfaahinta Socdaal ay dalka Ku joogaan Wefti ballaadhan oo Dawladda Itoobiya Ka...

Faahfaahinta Socdaal ay dalka Ku joogaan Wefti ballaadhan oo Dawladda Itoobiya Ka Socda oo Shir Berri Uga Furmayo Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Md, Faysal Cali sh. Maxamed ayaa maanta ka warbixiyey ujeedada socdaalka wafti balaadhan oo ka socda wadanka itoobiya oo Hargaysa kaga qayb galaya kulan ay la yeelanayaan masuuliyiinta hay’adaha dawliga ah qaarkood.

Md Faysal Cali Sheikh waxa uu sheegay in maalmahan u danbeeyey ay dalka joogeen wafti balaadhan oo ka socda wadanka itoobiya kuwaas oo ka qayb galaya Shir maalinta berri ah ka furmi doona huteel  Ambasadoor, kaasi oo daba socda shir dabayaaqadii bishii Novembar magaalada Dirir-dhabe  ay masuuliyiin labada dal ka kala socday kaga wada-hadleen iskaashiga labada dal.

FAYSAL CALI SHEEKHWefdigan ka socday dalka Itoobiya oo ka kooban 12-xubnood oo ka kala socda wasaaradaha Arimaha dibadda, Ganacsiga, Maaliyadda, Gaadiidka, Waddooyinka,waxbarashada, biyaha, Hay’adda arimaha dekadaha  ee dalka itoobiya iyo masuuliyiin ka socda Kililka Shanaad ee Itoobiya.

Dhinaca Somaliland-na waxa shirkaasi uga qayb geli doona ,masuuliyiin ka kala socda,Wasaaradaha Howlaha-guud, waxbarashada, maaliyadda, Dekedda Berbera  iyo Baanka Somaliland.

Agaasimihu waxa uu sheegay in shirkan lagu sii ambaqaadayo qodobadii ka soo baxay shirkii hore ee magaalada Diri-dhaba oo ku  wajahnaa dhinacyada Nabadgelyada, Isu socodka Ganacsiga iyo kor-u-qaadka dhaqaalaha labada waddan,  iyo sidii ay dawladda itoobiya  ay wax ugala soo degi lahayd Dekedda berbera, Iyada oo qayb ka mid ah wefdiga itoobiya  oo ka soo degay magaalada Berbera ay soo  mareen dekedda, iyaga oo u dhaba galay hanaanka ay u shaqayso dekeddu.

Shirkan ayaa waxa uu socon doonaa muddo laba maalmood ah, iyada oo go’aamada ka soo baxa ay  kulan danbe  madaxda labada dal  ku saxeexi doonaan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories