HomeDacwadda Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo dib loo...

Dacwadda Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo dib loo dhigay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)-Maxkamadda Racfaanka ayaa maanta waxa ay dib u furtay Dhageysiga dacwadda Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo Horay loogu heestay eedeymo ku aadan warar Been Abuur ah sida ay sheegtay Maxkamadda Darajada Kowaad ee Gobolka Banaadir horayna ugu Xukuntay Xarig Muddo Halsano ah.

Maxkamadda Racfaanka ayaa kadib markii ay bilaawday Dhageysiga dacawada labadaan qof eedeymaha Loo heesto ayaa Ugu dambeyntii waxa ay aqbashay Cadeymo Muujinayo in Wariye Koronto uu Beri ka yahay waxyaabaha lagu soo eedeeyay.

Dhageysiga Dacwadda La xiriirta Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo dheeraatay ayaa Maxkamadda Racfaanka waxa ay Go’aamisay in dib loo dhigay dhageysiga Dacwaddaasi islamarkaana loo weeciyay Arbacada Nasoo aadan.

Max’ed Bashiir Xaashi Guddomiyaha Ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaliya ee Gobolka Banaadir NUSOJ oo Idaacadda Shabelle Lahadlay kadib Markii ay soo ay soo dhamatay Dhageysiga dacwadda ay dib U furtay Maxkamadda Racfaanka ayaa waxa uu Rajo wanaagsan Ka muujiyay Cadeymaha ay aqbashay Maxkamadda Racfaanka kuwaasoo Muujinaya in uu beri ka yahay waxyaabaha loo heysto Wariye Cabdi Casiis.

Dhageysiga Dacwada Wariye Cabdi Casiis Koronto ayaa kadan baysay kadib markii ay hay,adaha uu doda xuququl insaanku ay ay ku tilmameen warkii hore ee kaoo baxay maxkamada mid an ahayn cadalad kaoo kanay in dib loo ego kiikaska.

Somalilandpost
Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories