Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Abaalka Ay Mudan Tahay Somaliland – W/Q: Saciid Ciise

Soomaalidu waa ineysan moogaan abaalka ay mudan tahay Somaliland. Deegaanka Somaliland waxaa ku wada nool beelo Soomaaliyeed oo si wanaagsan isugu dhex dhafan. Maamulka...

Eng Maxamed Xaashi oo Waraysi Dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay Xaaladda Dalka, Xil-kaqaadistiisii, Dhismaha Xisbiyada, Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimo Kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa markii u horreysay ka hadlay bakheylnimo ay dadku ku xantaan iyo Aqoonta...

[DAAWO VIDEO] – Xukuumadda oo Baaq Adag u Jeedisay Culimada Dalka, kana warbixisay Natiijada Hawl-gallo Amni oo dalka laga sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo uu weheliyo taliyaha ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka warbixiyey...

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii ilaa 2006dii) ~ W/Q: Boobe Y. Ducaale – Qormada 6aad

Shalay doonnideennii, Wada koray dadweynuhu, Hadduu dirawalkeedii, Kelidaa deg kugu yidhi, Waqtigaa is-doorshee, Maalintaad u deni tahay, Isagana daruurtiyo, Dusha sare ka soo tuur, Ninkii dabinka kuu dhigay, God dheer kuu dallaalimay, Dalluun kuugu...

Waxan oo cadho ah, sidee loo mideyn karaa? – W/Q: Cali Coomay

Subax walba waxa taagan wax cusub oo wixii hore ka duwan.bulshada markaad dhexgashid waxaad la kumaysaa arrimo si weyn u kala duwan oo qaarba...

Jilaaga Siyaasadda Arrimaha Dibada S/Land Iyo Filimkii Johoraddii Aqoonsiga

Waa qormo jiilan iyo qalin mudo badan u jeelanaa in uu jaleeco filimka laga matalay  jaha’wareerka siyaasada arimaha dibada S/land. Jilaaga filimka matalayaa waa jinni...

Dadka Saaxil: Tageer Cid kastoo wadda wadajirka umadda, Iska daa dacaayadaha nacaybka ku salaysan, Maalkaaga iyo muruqaaga ka mamnuuc Ololaha qabyaalada

Waxa la odhan jiray. Wax dhacay haddii hore loo arki jiray. Wixiisii baa lagu daweeyaa ama lagula daalaa. Haddii se waxa dhacay yahay wax aan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img