Taliyaha Booliska Somaliland oo ka hadlay Xubno Al-Shabaab ka tirsan oo Gacanta lagu dhigay
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa xaqiijiyey inay dad u qabqabteen tuhuno la xidhiidha inay Al-shabaab...
Dhaqanka Xun Diid – W/Q: Prof. Cabdislaam Yaasiin
Dhaqanka xun diid. Garashada xumaha iyo wanaagu waa dhalan Ilaahay aadamaha ku abuuray. Meel kasta oo uu aadamahu joogo, ama diin kasta oo uu...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii ilaa 2006dii) ~ W/Q: Boobe Y. Ducaale – Qormada 8aad
Maantiyo dantaadiyo, Yaan mililku kaa lumin, Maalmaa dambeeyiyo, Waxa maqanna faallee, Maalkaagu yuu noqon, Mus-dambeedka reerkiyo, Makhsinkaad u hoyatiyo, Masallaha Rasuulkiyo, Ku Masaajid lagu gubo, Muhmal laguma guuree, Danni ma-hure haw dilin, Maan fayow ha...
Sanadkii Sariibadaha – W/Q: Ceelaabe
Waa dhab in marka Sariibad la soo hadalo qaado aad Dumar xasuusaneyso,Kuwa wax ku iibinaya ama ku sii socda intaba.Dhaqankeena Ayaa ceeb u arka...
Barnaamijkii ‘Qiimee qofkaaga si aad qiimo u yeelato’ ma waxa uu ku danbeeyay Qamaar?
Maan jeclayn in mawduuc noocan ah aan idiin soo bandhigo balse waxa igu kalifay in aan soo bandhigo barnaamijkii qiimaha lahaa ee loogu magac...
Baro Waxbarasho Jaamacadeed oo bilaash ah adigoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga!
Hargeysa (SLpost) – Jaamacadda barashada cilmiga iyo deraasaadka Islaamka (Islamic Online University) oo faraceeda gobollada soomaalida ka furtay magaalada Hargeysa ee Somaliland, si fursad...
Maxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lo Dhisayo Wasarada Xanada Xoolaha Somaliland .
Hargaysa(SLPOST(-Madexwene Kuxigeenka Somaliland Md:Cabdi raxmaan Ismaciil Saylici ayaa shalay dhagax dhigay dhisme ay yelan donto Wasarada Xananada Xolaha Somaliland. Dhismahan oo la ga dhaxdhisayo xarunta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

