Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo La Kulmay Danjiraha Maraykanka ee Kenya iyo Madaxda hay’adda USAID

Nairobi (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaaladda Nairobi kula kulmay Danjiraha Maraykanka u fadhiya wadanka Kenya Ropert F. Godec, Ku-xigeenka...

Hey’adda Xuquuqda Aadamaha (HRW) oo Dawladda India ku Dhaliishay Wax Ka Qabashada Kufsiga Dalkasi Loogu Gaysayto Haweeenka

Hargaysa (SLPOST)-Hey'adda xuquuqda bini'aadamka u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dalka  India ay sanadkasda kumana carur ah lagu kufsado. hayada ayaa daha...

Baarlamaankii Somaliland ee ugu horeeyey 1960-kii, magacyada xubaha iyo beelaha ay ka soo jeedeen – W/Q: Cali Coomay

17-kii bishii Febarwar ee sanadkii 1960 ayaa loo cayimay in la qabto doorashada baarlamaanka somaliland. Goobaha codbixinta waxa loo qaybiyey laba. Oo kala ahaa. 1)      ...

DAYAC: (Gabay) – W/T Abwaan Axmed Cabdilaahi (Fartaag)

Gabaygan waxaan tiriyay mar aan arkay waxa soo socda. Wixii maalintaa taagnaa aan gabayga tiriyay Maantay ka darantay, haday muuqataa Dagaalkii qadhaadhaa wixii danabyo loo aasay Dalka oo...

MEHER WACAN: Cabdinasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

Guddomiyaha Wargeyska Saxafi Media Network Cabdifataax Dheeg Axmed, Cabdifatax Maxamud Caydid, Maxamedrashid Muxumed farax, Maxamed-amin Jibril, Barkhadlaadiif Cumar Maxamud, Cabdirisaq Maxamud Caliin (Cabdoo), Cabdicaadiil...

MEHER WACAN: Cabdinasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

Maamulka qaybaha kala duwan iyo Shaqaalaha MSG trading Company, Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha Shirkadda SOMCABLE, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cabdinaasir Maxamuud Kaariye Iyo...

MEHER WACAN: Cabdinaasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

Hooyo Xaliimo Cabdi Faarax, Khadar Iid Kaariye iyo Xaaskiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye, Odeygeeda iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye Odeygeeda iyo Carruurteeda,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img