HomeBaarlamaankii Somaliland ee ugu horeeyey 1960-kii, magacyada xubaha iyo beelaha ay ka...

Baarlamaankii Somaliland ee ugu horeeyey 1960-kii, magacyada xubaha iyo beelaha ay ka soo jeedeen – W/Q: Cali Coomay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
Cali Coomay
Cali Coomay

17-kii bishii Febarwar ee sanadkii 1960 ayaa loo cayimay in la qabto doorashada baarlamaanka somaliland. Goobaha codbixinta waxa loo qaybiyey laba. Oo kala ahaa.

1)       Magaalo madaxyada degmooyinka

2)       Goobo ka baxsan magaalo madaxyada sida, tuulooyinka iyo meelaha miyiga ah.

Dadweynaha ka codaynaya magaalo madaxyada waxa loo qorsheeyey  in magacooda la diwaangaliyo, ka hore intaan la gaadhin maalinta doorashada. Goobaha kale ee ka baxsan magaalooyinka waxa loo qorsheeyey in magacooda la diwaangaliyo maalinta codka ay dhiibanayaan. Inta badan doorashadu waxay ka dhacday goobihii loogu tallogalay, marka laga reebo LAASQORAY iyo SAYLAC taaso ay ugu wacnayd inaan lala tartamin xubnihii iska soo sharaxay, oo kaligood loo daayey.

Xeerarka doorashada

= Dumarka looma ogalayn inay ka qaybgalaan doorashada

= Ragga la dooranayo waa inaanay da’doodu ka yarayn 28 sanno

= Waxa codayn kara qofkii ka weyn 21 sanadood

= waxa codayn kara qofkii muslim ah, lama ogala gaalada.

Sidey ururadii tartamayey u kala heleen xubaha.

= Ururka S.N.L wuxuu helay 20 xubnood

= Ururka U.S.P wuxuu helay 12 xubnood

= Ururka N.U.F wuxuu helay 1 xubin.

Tirada guud e ay heleen ururada tartamayey waa 33 xildhibaan.

Magacyada xubnihii la soo doortay iyo beelaha ay ka soo jeedaan.

a)      Degmada Hargaysa

1)       Ali Max’ed Xaaji Abokor……Sacad Muuse/Reer Gadiid

2)       Yusuf Ismail Samatar( Gaandi) ….Sacad Muuse/Cabdalle Sacad

3)       Jaamac C/Laahi Qaalib……..Ciidagale/ Reer Buraale

4)       Max’ed Biihi Shuuriye……Gabooye/Tumaal

5)       C/Laahi Xuseen ( Ina Doob-Ilkoole)..Arab/Samane

6)       Sh.Barkhad Cawaale Geesood… Sacad Muuse/Jibriil Abokor

7)       Xaaji Ibraahin Osmaan Food……Isaxaaq/Qaasim

b)     Degmada Boorama

1)       Abuukar Sh. Cumar ….Gadabuursi/ Reer Ugaas

2)       Jaamac Geelle Ciise….Ciise/Mamaasan

3)       Xaaji Muuse Ahmed Shirwac… Ciise/Furlable

4)       Cabdi Xasan Buuni…….Gadabuursi/Xeeb-Jire

5)       Xaaji Ibraahin Nuur……Gadabuursi/Reer Nuur

c)      Degmada Berbera

1)       Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal…. Ciise Muuse/Max’ed Ciise

2)       Xaaji Yusuf Iimaan Guleed…..Habaryoonis/Muuse Cabdalle

3)       Xaaji C/Laahi Diiriye Warsame….Ciise Muuse/Max’ed Ciise

4)       Xaaji Adan Yusuf …………….Ciise Muuse/Adan Ciise

5)       Cali Qawdhan…………Habar-Awal/Danwadaag

d)     Degmada Burco

1)       Ahmed Xaaji Ducaale Cabdale…..Habar Jeclo/Uduruxmiin

2)       Yusuf Kaahin Ahmed……………Habar-Awal—————-

3)       Sh. Cali Ismail Yacquub…….Habar Yoonis/Xirsi Cismaan

4)       Ciise Jaamac Max’ed………. Toljecle———————-

5)       Abokor Xaaji Faarax………… Habar Yoonis/Muuse Carre

6)       Maxamuud Yaasiin Sh.Muuse……Habar Yoonis/Reer Abokor

e)      Degmada ceerigaabo

1)       Sh. Ahmed maxamuud dalmar…….habar yoonis/muuse ismail

2)       Max’ed cali faarax………..habar jeclo/uduruxmiin

3)       C/laahi maxamed ahmed(qablan) …….warsangali/reer garaad

4)       Maykal maryaano ali ……. habar jeclo/uduruxmiin

5)       Maxamuud max’ed xasan ( cadaan-weyne)…….. warsangali/reer faatax

f)       Degmada laascaanood

1)       Osmaan garaad max’ed ….dhulbahante/ugaadhyahan

2)       Ali garaac jamaac……….dhulbahante/bararsame

3)       Cabdalle xaaji faarax magan……dhulbahante/samakaab ahmed

4)       Ibraahin iid…………………………..dhulabahante/ba’idarys

5)       Max’ed yusuf geedeey……dhulbahante/yaxye.

Cali cabdi coomay

calicoomay@hotmail.com

Suxufi, qoraa ah.

B.A in journalism

Hargaysa, somaliland

 

Xigasho

=Somali republic and African unity NFD……MOE

= Taariikhda ummadda soomaaliyeed…….. cali jaamac qalinle

British Somaliland history………… Prof. John kaahin.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories