“Dhibaatooyinkii doorashada Golaha Deegaanka ka Dhashay way ina Sugayaan, haddii aan laga tabaabushaysan” – W/Q: Axmed Yaasiin
Ma laga yaabaa dhibaatada iyo tension ka ay inagu reebeen doorashooyinkii golaha dagaanku inay ina daba socoto boqolka sano ee soo socda. Qaranimadii, sharaftii, karaamadii...
London:Ururka Somaliland Concern Group oo shahaado-sharaf Guddoonsiiyey Abwaan Siciid Ilka-jiir
London-(SLpost)-Xafladd ay soo qaban qaabiyeen Ururka Somaliland Concern Group oo ka dhacay Galbeedka Magaalada London. Munaasibadaa ayaa waxa kasoo qayb galay aqoonyahano, abwaano iyo...
KDQ oo la mid noqday kii Kenya 2007, Madaxweyne Kibaaki oo ka caqli roonaaday Madaxweyne Siilaanyo iyo Shicibka JSL oo ka xarago qaatay
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa la mid noqday komishinkii Dalka Kenya ee ka masuulka ahaa Doorashadii Cod boobka, Musuqmaasuq, khiyaamada, Eexda iyo Nin Jeclaysiga ku salaysnayd...
HAMBALYO: Meherka, Xamse Ibraahim Muxumed iyo Ladna Maxamed Jaamac
Aabbo Saleebaan Cumar Axmed, Hooyo Nuura Xuseen Cismaan, Aabbo Warsame Cumar Axmed, Hooyo Shukri Jaamac Warsame, Aabbo Aadan Cumar Axmed, Hooyo Shukri Caaggane, Hooyo...
Guddoomiyaha Waddani oo ka Jawaabay Eedaymo Masuuliyiinta Xisbiga UCID u jeediyeen
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka jawaabay dhaliilo ay u soo jeediyeen masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga dhiggooda ah ee...
Waddani oo Munaasibad laysku Arkay ugu dabbaal-degay Guushiisa Xisbinimo
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa maanta munaasibad ballaadhan ugu dabbaal-degay guushiisa xisbinimo ee uu ka soo hooyey doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee sannadkii...
Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo Cusbitaalka ku Booqday Askar ku dhaawacantay Shil baabuur
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saaka Cisbitaalka Guud ee caasimada Hargeysa ku booqday dhaawacii shalay ku dhawacmay shilkii baabuur...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

