War Deg-Deg Ah: Alle Ha Naxariistii Guddoomiyihii Bangiga Djibouti Oo Wax Yar Ka Hor Ku Geeriyooday Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Nairobi
London (SLpost) – Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Baanka Dalka Djibouti Jaamac Maxamuud Xayd ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Cisbitaal ku Yaala Magaalada Nairobi...
Xeer dajin iyo xukuumad is xambaar ah(gorfeynta xeerka sirdoonka qaranka:xakameynta qowlka iyo qalinka Qormadii 4 aad (qalinkii boobe)
Halkan waxa soo gelaya in ay ku kala qaybsamaan oo ay ku kala duwanaadaan dawladaha yar-yar iyo quwadaha waaweyn ee ujeeddooyinka caalamiga ah lihi....
Maxaa Laga Mudaharaadi haddii…?! – W/Q: Faarax Maxamed
Markaan damcay in aan wax ka idhaahdo xaaladaha la xidhiidha banaanbaxyda iyo mudaharaadada ka dhaca dalka waxa igu adkaatay halkaan ka bilaabi lahaa sidaa...
“Hargeysa Stadium waa Hanti qaran, Mana Jirto cid horjoogsan karta tartanka Ciyaaraha Goboladda”
Hargeysa (SLpost) – Suldaan Xuseen Cabdi X. Cabdilaahi oo ka mid ah madaxdhaqameedka magaaladda Hargeysa, ayaa sheegay in garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Stadium...
SHEEKO KALE KEEN: Diinkii Yidhii Aan Duulo – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin
Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo...
Toosinta iyo Tayaynta Maamulka-Agaasimeyaasha (Qaybtii 2aad) – W/Q: Axmed-Toorno
Maalin dhawayd warbaahintu daabaceen maqaal aan fikirkayga ku cabirayay tayaynta jagooyinka agaasimeyaasha. Maqaalkana waxaan ku cabiraya sida aan xalka u arko; oo ah in...
Suldaan Adan Faarax oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Dhakhtar-dibadeed u dirto dadkii ku Wax-yeeloobey ShaqaaqadiiHargeysa
Hargeysa (SLpost)- Suldan Adan Faarax oo ka mida Madax-dhaqameedka Caasimadda, ayaa xukuumadda Kulmiye ugu baaqay in dadkii ku dhaawacmay ee xabadda nool loo adeegsaday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

