Cadho Yaynaan Ku Kala Daadin Somaliland AMA Qaranimadeenaba(Gudoomiyaha Somaliland Concern Group)
Somaliland Concern Group Waxay Canbaaraysaa oo aad uga soo hor jeedaa kooxda Sheegtay In Ay Maxkamad La Beegsan Doonaan Madexweyne Siilaanyo Doorashadii Somaliland waxay lahayd...
La-Taliyaha Madaxweynha Ee Dhaqaalaha, Ganacsiga Iyo Maal Gashiga Oo Tacsi U Diraya Xukuumadda Iyo Shacbiga Jabuuti
Waxaan tacsi u dirayaa xaaska, tafiirta, ehelka walaal iyo waalid iyo asxaabta marxuumka. Waxaan sidoo kale tacsida u dirayaa dhammaan xukuumadda iyo shacbiga Jabuuti...
Tacsiyo Ku Socda Shacbiga & Dawladda Jabuuti, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL Cabdi Dirir Cabdi, Guddoomiyaha Ku-xigeenka Baanka Dhexe ee JSL Cumar Yuusuf Buux, Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL...
Wefti Heer Wasiirro ah oo Dalka Jabuuti kaga Qaybgalka Jinaasadda Guddoomiyihii Baanka Dhexe ee Dalkaas oo Caawa la Aasay
Hargeysa (SLpost)- Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta u kicitamay dalka Jabuuti...
Xoogo Kaso Baxay Musuq-masuqa Wasiirka Duulista Iyo Lacago Tiro Beelay oo…
Waxan caad sarayn in wasiirka duulistu yahay nin dhuuni rac ah islaa markana waxa uu waxan iftiimin doona bal siida uu wax uu musuq-masuqo...
Ciidamada Faransiiska oo Khasaare kala kulmay Hawl-gal Fashilmay oo ay Ku Doonayeen inay ku soo Furtaan Sarkaal u Afduubnaa AlShabaab
Buul-Madheedh (SLpost)- Ciidamada hawl-gallada gaarka ah u tabobaran ee Dawladda Faransiiska, ayaa khasaare ba’an kala kulmay isku-day fashilmay oo ay ku soo furanayeen sarkaal...
Badhasaabka Gobolka Togdheer oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Birmingham (Sawiro)
London (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Cabdoo Axmed Aayir, ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

