HomeXoogo Kaso Baxay Musuq-masuqa Wasiirka Duulista Iyo Lacago Tiro Beelay oo…

Xoogo Kaso Baxay Musuq-masuqa Wasiirka Duulista Iyo Lacago Tiro Beelay oo…

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxan caad sarayn in wasiirka duulistu yahay nin dhuuni rac ah islaa markana waxa uu waxan iftiimin doona bal siida uu wax uu musuq-masuqo waxan oganay in uu dadka ka qado lacago uu magacyo uu biixiyay kuwaso kala ah waxa diiyarada ku cusub madaarka laga qada in ka badan $3000 oo doolar islaa markana waxa uu ku shuubta jeebka ciidna waxba kama siiyo waxanu ku shuubta shiirkad ganacsi  islaa markana waxa uu ku shaqaysta wax yabo an adoomuuhu ku shaqaysan.waxa ka miid ah waxa uu samaysatay shiirkad laa yiidha nasho waxanu sheegay in lacagta sharcii daradda ah ee dad waynaha laga guuro $1o ahayd ayuu ku carabaabay .wasiirkan isbaaro ka dhiigtay meeshi uu wasiirka uu aha iyo dadwayniihi  uu xilka uu hayay lacago TIIRO BEELAY U KA QADO  waxa laga qadaya markad soo degto lacag lagu sheegay in madaarka lagu nadiifiyo ah $3 doolar kuma dhacan miisaniiyad iyo qasnaada dawlada midna lakiin waxay ku dhacan jeebka wasiirka duulista.

Waxana markhati. ku ah wasiirka maliiyada mr samaale oo markii u miisaniiyada laa an saxiinayay sheegay in ay isku seegen wasiirka kale ee duulista  waxa iyana cadayn uu ah ariinta dadwaynaha oo marar badan ka cawday wasiirka duulista islaa markana waxa uu wasiirku sheega wax qabad been ah lacagti laynagu caway ay meeday ee ka badnayd.$10  milion waxa cad meesahay martay hadan iidiin sheego wayduun yabiin waxay ku

Cabdicasiis Bashiir
Cabdicasiis Bashiir

dhacday in tii badnayd jeebka wasiirka islaa markana wiixi kale waxa uu ku sameeyay damurka uu ku shuubaya madaarka .Hargaysa waxa uu sheegaya dad waynaha in aysan jiiri wasiirku ciid  uu wax iskagag tiiryo wala xirsina dheeh oo wala M/waynaha dheeh oo lakiin waxa uu amiinsanyahay wasiirku in meesha ay ka taliiyan kooxo

Wadado islaa markana waxa uu haysta mad-haabta al islaax.waxa iyaan jiirta ariin ad layabayso oo ah kala qaybiinta shaqalaha wasarada waxanu uu kal; qaybiiya  koox koox iyo reer reer.wala yaab waxan arkay shaqale tiiro bdan oo ka cabanay wasiirka islaa markana waxa uu uu neecebyahay reer saxil. Waxa kuso gabo gabaynaya hadan dalka laga qaban nwasiirka duulista waxadhiici kara in shaqalaha wasaradu anqay ciid kale ka shaqayn doonin marka maxa laa guudbon M/waynaha sharafta leeh ka coodsanayna in uu xilka intuu ka qado islaa markana uu xabsiiga dhiigo wasiirka duulista

Waa qalinki

Cabdi casiis Bashiir Nuur freelance journalist

Tel;4144434 ama email.c.casiis98@hotmail.com

Hargaysa /Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories