Qaran mise Qabiil – W/Q: Cabdirisaaq Askar
Qaranimada sahal laguma keenin dad baa dhiigoodii hurey, kuna bixiyey hantidoodii, kartidoodii, iyo weliba naftoodii qaaliga ahayd, iyagoo isku duubana ka doortey midnimo iyo...
[DAAWO] – Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo SOMALI CHANNEL la yeeshay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
London (SLpost)- Akhristayaal ku soo dhawadaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya oo Telefishanka Somali Chanel la yeeshay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Warsame...
Caalin Baad Is Moodee ,Cirka Maadigaa Tagay (Jawaabtii heestii dhaglas ee cusbeyd)
Heestan 'Caalin Baad Is Moodee ,Cirka Maadigaa Tagay', Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag. Cad kuwaad wadaagtaan Cadaw...
CILMI (Hees Cusub): Ereyadii Abwaan Dhaglas iyo codkii Fadxiya Fiska
Heestan oo la magac-baxday CILMI, waxa erayadeeda sameeyey Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas, Laxankii Cabdiwahaab Aw-Faarax iyo Laxankii Maxamed Karaama. Waxa codkeeda macaan ku qaadaysa...
Awoodda Iyo Karaamada Qaranimada Somaliland Waxa Leh Shacbiga – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf
Dalkan jamhuuriyada somaliland waxa uu ku dhisan yahay kuna yahay qaran madax-banaan rabitaanka shacbiga oo ay go'aan shacbi ku gaadheen isagoo dastuur ay ku...
Beesha Ciise oo ku Gacan-saydhay Qorshe Xukuumaddu ula tagtay si Xal looga Gaadho Khilaafka Degmada Saylac
Saylac (SLpost)- Beesha Ciise oo ka mid ah labada beelood ee isku haya hoggaanka Golaha Deegaanka Degmada Saylac, ayaa ku gacan-saydhay qorshe xukuumaddu ula...
Yuusuf Cabdi Gaboobe: Hal qoraal laba ujeeddo ku qumi, yaanay god xun kuu qodin
Wargeysyada ka soo baxa dalka Soomaliland ayaa kuwa ugu af-dheeraa ee mucaaridka ku ahaa dawladdii Riyaale waxaa ka mid ahaa wargeyska Haatuf. Waxaa hoggaanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

