Monthly Archives: January, 2013

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Guud ee Dahabshiil Group iyo Masuuliyiinta Shirkaddaasi waxay Tacsi u dirayaan Geerida Marxuum Xil. Aadan Tarabi Oogle

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid...

Xukuumadda oo Shaacisay Tirada Barakacayaasha Dalka Gudihiisa iyo Qaxoonti Dalalka Yurub laga soo celiyey

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada din u dajinta Somaliland Md Cali Maxamed Cabdalle (Cali-biikalo), ayaa maanta sheegay in ay Wasaaradiisa u diiwaangashan yihiin...

Khasaaraha Dagaal degmada Xuddun ku Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyada Khaatumo

Xuddun (SLpost)- Ciidamada Qaranka ee Jiida Xudun ayaa dhirbaaxo kulul kaga jawaabay Weerar gardaro ah oo ay ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Nabad diidka ah...

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Sheegay inay Biyaha Gaadhsiinayaan Xaafadaha Magaalada

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee magaalada  Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa maanta ka warbixiyey waxqabadkii sanadkii 2012-kii uqabsoomay wakaalada Biyaha iyo qorshaha sanadkan cusub...

Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Furtay Gobolka Minnesota

Minneapolis (SLpost)- Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa xafiis  cusub ka furrtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay xaruntaasi cusub ayaa lagu qabtay...

Todoba ka mid ah Maayarrada magaalooyinka Dalka oo Tabobar ku aaddan Hawlahooda looga Furay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maayarada Todoba Magaalo oo ka tirsan Dalka ayaa Maanta Tababar ku saabsan hanaanka shaqo ee ay u hawl galaan Waxaa looga furay...

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka iyo Golaha Wakiillada ka tacsiiyey Geerida Marxuum Xil. Aadan Tarabi Oogle, Kana Qayb-galay Aaskiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Golaha wakiilada iyo Golaha guurtida Somaliland oo uu ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img