Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

ANAA HARGEYSA KA SHARRAXAN! Waxan Ka Digayaa Hadallada Micna-darrada ah ee Saxaafadda La Marinayo

Somaliland waa Somaliland, muwadina waxa ka ah dhamaan dadkii kaa soo tafiirmay 1960 dadki Somaliland deggana. Ma jirto deegaan ama magaalo beel ama qabiil kaligood...

Xafiiska Imtaxaanaadku Yaanu Hormood u Noqonin Asbaabaha Loo Aaneeyo Tahriibka Dhalinyarada Ee Somaliland.

Guud ahaan sida laga wada warqabo waxa dhawaan soo gaba gaboobay hawshii qaadista imtaxaanaadkii dugsiyada dhexe iyo  sare ee dalka jsl. Inkasta oo jawi fiican...

Safiir Ingiriis ah oo ka qayb-galay gunaanadka bandhigga buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa oo lixdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Hargeysa, ayaa xalay la soo gunaanaday. Ka hor...

Tartan lagu xulayo Orodyahanno Metela Gobolka Maroodijeex oo Hargeysa lagu qabtay iyo magacyada guulaystayaasha

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha,Iyo dhaqanka Md,Cali Siciid Raygal ayaa maanta Tartan Orod oo Shan Kiiloo Mitir ah ugu qabtay Garoonka Hargeisa Studiom...

Somali Diaspora can Play a Vital Role in Fostering Development Across the Region

HARGEISA, (SLpost)- The international Somali diaspora can help to stimulate the region through remittance finance, according to the CEO of Africa's largest remittance company. Speaking...

HAMBALYO MEHER: Hamse Xasan Guure & Samiira Xassan Faarax

1. Faysal Ibrahim Yuusuf (Shiine)  & Xaaskiisa 2. Nasir Awad Muuse 3. Ali Ibrahim Bare 4. Mustafe Xuseen Maxamed 5. Nuur Maxamed Ibrahim 6. Shakuur Adam Cabdi 7. Maxamed Xuseen...

Iska noqo Xidhibaan Deegaan!!!!!! W/Q:KhadarJaamac Dirir

Marka hore dhammaantiin akhristayaal waan idin salaamay, salaan ka dib haddii aan u soo noqdo maqaalkan waxan ku eegaya xaalada imika ku aadan rabitaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img