HomeANAA HARGEYSA KA SHARRAXAN! Waxan Ka Digayaa Hadallada Micna-darrada ah ee Saxaafadda...

ANAA HARGEYSA KA SHARRAXAN! Waxan Ka Digayaa Hadallada Micna-darrada ah ee Saxaafadda La Marinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankSomaliland waa Somaliland, muwadina waxa ka ah dhamaan dadkii kaa soo tafiirmay 1960 dadki Somaliland deggana.

Ma jirto deegaan ama magaalo beel ama qabiil kaligood sheegan karan , taa badalkeeda waxa kalo dalku hada u guuray Nidaam Doorasho oo mudaba so taxna ila tii golaha deegaanku kuso baxeen mudo 10 sano laga joogo ka hor .

Waxa iyado aynu so marnay isbadalo fara badan oo dhanka maamul wanaaga loo qaaday hadana waxa umada badhkeed kusii hadhay ama maskaxdooda ka guuxaya sheekoyin JAAHILIGI  lagu dhaqmi jiray

Hadan tusaale uso qaato waxa maalmahan danbe saxaafada lagu qoraayay ama dad TV-yada  la tubnaayen HARGEISA CIDAN U DHALANI ISKAMA SHARAXI KARTO .

Taaso micnaheedu yahay Nin an qabiilkiisu hargeisa Deegaan ka ahayni isma sharixi karo .

HADABA waa Suaale – REER KA SOMALILAND DAGA EE AN HARGEISA DEGANAYNI WA KEE ? bal suaa-shayda halo bandhigo raga hadlaayay iyagu haka jawaabe !

Waxan dhamaan Bulshada Somaliland u sheegaya Ninki Cod uu kuso bixi karo ka filaya hargeisa wuu iska sharaxi kara CID UU MARTI uga  yahay na ma jirto ,

Hargeisa 1960’ shalay bay Maayaro ka ahaayeen Qaar u dhashay GODAY iyo Gaatami , bal yaa u diidi kara Nin Laascaanood ka yimi ama Burco ,

Waxan iyagana Digniin u diraya KOOMISHANKA DOORASHOYINKA oo isagu ah ka laga sugayo Qaabka Doorashada lo galayo iyo Sida Mudanayaasha lagu kala Saarayo Cv-gooda doorashada ka hor .

Waxan leeyahay Dalku makala qaybsana ee hakala qaybinina Qolodiina doorashooyinka qaabilsani

Hargeisa wa Caasimadii Dalka waxana Musharax ka Noqon Doona dhaman qof kasto muwaadina kana filaya inu cod ka heli karo , waana magaalo Somaliland oo dhami hanti ku leedahay Deegana ay ka yihiin

Maaha tani tii la laha TAAYIRO U YEELA GURYIHIINA , noqona mayso Hargeisi wa magaalo deegaan ay yihin dhaman bulshada Somaliland  iyo qofkastoo hanti ku leh .  loona dul qaadan mayo hadalada macna Darada ah ee saxafada lagu qoraayo waxan ka digaynaa in dadka waxa ku hadlay ay umada cafis waydiistaan .

Waxan aaminsanahay hadalada dadka qaar kaso yeedhay inay yihin qaar muwadiniinta damqaya dhibaatana hor seedi kara , bulshadanina maaha mid u dulqaadata qaladka ee wa mid xamilaadeedu yar tahay qaladkana an qaadan .

Hargeisa ana Musharax ka ah waxanan ku dhashay BALIDHIIG oo 120 kilometer, howd ka xigta BURCO , waxanan ka filaya inan kuso baxayo Cod an cidina hargeisa ka helayn , mana noqon doonto magaalo aan cid marti uga ahay ee wa taan deganahay hada deegaankana ka ahay !

Waxan Iyagana Baaq u diraya BAHDA SAXAAFADA oo an leeyahay wixi umada kala fogaynaya fadlan inad ka dheeraataan ba wacan kuwiina soo gudbinaya iyo kuwa ku hadlayaana wa isku Mid waayo waxan umadu u baahnayn bad faafinaysaan .

Aad ban uga xumahay kuwi Soo hadlay iyo kuwa Soo Gudbiyayba labada,

Koomishankuna waxan ka Codsan laha Inay Si dhaqsa Xeerka Doorashada Caasimada uso saaraan waayo dad badan ba indhaha ku haya

By :- Mohamed Ahmed M D

Hargeisa/Somaliland 4436369 / 9436369

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories