HomeTartan lagu xulayo Orodyahanno Metela Gobolka Maroodijeex oo Hargeysa lagu qabtay iyo...

Tartan lagu xulayo Orodyahanno Metela Gobolka Maroodijeex oo Hargeysa lagu qabtay iyo magacyada guulaystayaasha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha,Iyo dhaqanka Md,Cali Siciid Raygal ayaa maanta Tartan Orod oo Shan Kiiloo Mitir ah ugu qabtay Garoonka Hargeisa Studiom Shan iyo Sodan Orodyahan kaas oo ay ka qayb qaadanayeen  Orodyahanada Gobolka Maroodi Jeex.

Munaasibadan Orodka oo ay ka qayb galeen Agaasimaha Guud Wasaarada Ciyaaraha Mustafe Qodax iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaasi, Gudoomiyaha Xidhidhka CIyaaraha Fudud  Cumar Xuseen Mire,oo halkaasi hadlay ayaa Sheegay inay Tartanka Soo qabqaabisay wasaarada Ciyaaraha Isla markaana ay qacan ka Geysatay Hay’ada Mercy Crops,waxaanu intaasi ku daray inay qorsheynayaan in Tartankaasi ka soo baxaan Ciyaartoy Tayo leh oo Dalka Dibadiisa ugu Ciyaara Wadanka.

blankWasiirka wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa xusay in In  Xubnihii Dhalinyarta ahaa ee tartankaasi ka qayb qaatey ku bogaadiyay Guusha ay Gaadheen,isla markaana u soo jeediyay in halkaasi ka sii wadeen Dedaalkooda dhinaca Ciyaaraha si ay ugu Gaadhaan Natiijo wax ku ool ah oo anfacda qof ahaan iyo qaran ahaanba.Waxaanu wasiirku Halkaasi Ku Gudoonsiiyay koobkii Tartankaasi iyo Bilado Shantii Xubnood ee Kaalmaha Hore ka Galay  Tartankaasi.

Xubnaha tartankaasi ku Guulaystay waxay kala yihiin.

Jamaal Cabdi Diiriye ….oo kaalinta koowaad Galay

Jimcaale Axmed Jibriil…oo kaalinta labaad Galay

Abdi raxmaan Cawil Cali..oo kaalinta sadexaad ku so baxay

A/fataax Muuse Xasan.. oo kaalinta afaraad ku Guuleystay

iyo Maxamed Ibrahim Mu’min oo kaalinta shanaad ku Guulaystay.a

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories