HomeGuddiga caddaaladda oo Yeeshay kulan Albaabadu u xidhan Yihiin iyo Wasiirka caddaaladda...

Guddiga caddaaladda oo Yeeshay kulan Albaabadu u xidhan Yihiin iyo Wasiirka caddaaladda oo sheegay inay jiraan tabashooyin Garsoor

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Guddigii ay xukuumadu u xilsaartay toosinta hawlaha Garsoorka, ayaa maanta xarunta maxkamadda sarre kulan kula yeeshay guddiga caddaalada qaranka.

blank

Wasiirka wasaaradda caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid oo kulanka ka dib la hadlay warbaahinta dalka ayaa sheegay ujeedada kulankoodu inuu ahaa xog-ururis ku saabsan waxyaabaha ay ka mid yihiin; Cabashooyin dhinaca caddaaladda ee ka yimaada bulshadda qaybaheeda kala duwan.Wasiirku wuxuu inta ku darray inuu kulankoodu gundhig u ahaa, sidii la isugula dhigi lahaa am la isugu afgaran lahaa sababaha keenay in cabashooyin ka yimaadan shaqadda maalinlaha ee garsoorka ee halbowle u ah ku dhaqanka shuruuda dalka.

Wasiirka caddaaladu waxa kale oo uu sheegay inuu kulanka la iskula eegay arrimaha keeni kara caddaalad-darradda, sida aqoonsi darro dhanka garsoorayaash ah ama dhaqaalo-xumo ka haysta ama haddii ay jiraan xeerar qabyo ah oo sababi kara in dacwaddaha qaarkood dib loo dhiggo, waxaan jiritaanka arrimahan oo dhan uu wasiirku ku tilmaamay mid dib-u-dhac ku keenni karta habsami socodka iyo helitaanka caddaalad toosan.

Guddiga caddaaladda ayaa kulmo kala duwan la yeelan doona hay’adaha kale ee garsoorka la xidhiidha, sida qareennada,Maxkamadaha, Xeer ilaalinta iyo adeegyadda sharcigga la xidhiidha.Sida uu ku warbixiyey wasiirka caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid oo sidoo kale xusay in barnaamijka toosinta caddaalada ee dhinaca toosan tabobaro lagu tayeyno garsoorka iyo garsooraha liita.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories