HomeSomaliland oo sii daysay Maxaabiis ay ka qabatay Maleeshiyada Buuhoodle iyo Laba...

Somaliland oo sii daysay Maxaabiis ay ka qabatay Maleeshiyada Buuhoodle iyo Laba Askari oo Bisha Cas ee Sool ku wareejisay Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco, 02 February, 2012 (SLpost)- Laba Maxbuus oo ka tirsan kooxda nabad-diidka ah ee Buuhoodle laguna Xabsiga Dhexe ee Magaalada Burco ayaa maanta la sii daayey laguna wareejiyay Ha’yada Bishacas,ee gobolka Sool halka laba askari oo ka tirsan ciidanka Qaranka oo ay kooxda Nabad-diidka ahi maxbuus ahaan u haysteen kuna wareejiyeen Bisha Cas ee gobolka Sool ayaa lagu soo wareejiyey ciidamada Qaranka.

blank
Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Maxbuus ahaan loo haystay

Maxaabiistan la siidayey oo tiradoodu  ahayd 4 Maxbuus oo dhinac walba ay ahaayeen laba Maxbuus ayaa lagula kala wareegay Tuulada Samakaab ee ka tirsan Gobolka Sool kuwaas oo Magacyadoodu kala ahaayeen Cabdi Kariin Yusuf Garaad iyo Nin lagu Magacaabo Faraq oo laga sii dayey Xabsiga Magaaladda Burco, halka labada Maxbuus ee lagu soo wareejiyay Xukumadda Somaliland ay magacyadoodu kala yihiin Mahdi Cilmi Xuseen iyo Muuse Yoonis Xasan.

Marka laga tago sii daynta Maxaabiistan, waxa wali is-hor fadhiya Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan deegaanka Sooljoogto ee duleedka Buuhoodle iyo Maleeshiyada deeghaanka oo ku sugan nawaaxiga magaalada Buuhoodle kuwaas oo isku abaabulaya inay mar kale weerarro gaadmo ah ku soo qaadaan ciidamada Qaranka.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories