Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Markab u raran Ganacsatada Somaliland oo Budhcad-badeeddii Aftuubtay sii daysay iyo Xaddiga madaxfurasho laga bixiyey

Hargeysa, 12 April, 2012 (SLpost)- Markabkii u rarnaa ganacsatada Somaliland ee budhcad-badeedda Soomaalida ahi ku haysteen xeebaha dalka Soomaaliya ayaa maanta la sii daayey...

Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka oo ka warramayey Adeegyo Cusub oo ay Madaarrada dalka ka hirgelinayaan oo qaarkood u qabsoomeen

Hargeysa, 12 April, 2012 (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka warbixiyey adeegyo cusub iyo mashaariic...

La taliyaha Madaxweynaha ee Dadka La-hayb sooco oo xukuumadda uga mahadceliyey wax-qabadyo ay u samaysay dadka uu Wakiilka ka yahay

Hargeysa, 12 April, 2012 (SLpost) – La taliyaha madaxweynaha JSL ee arimaha Bulshada Barkhad Jaamac Xirsi ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay...

Shirwaynihii Urur Siyaasadeedka UDHIS Oo Lagu Doortay Hoggaanka Ururkaas, Saamiyo Mug Lehna Golaha Dhexe Laga Siiyey Dhalinyarada Iyo Haweenka

Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)  – Shirwaynihii 1-aad ee urur siyaasadeedka UDHIS oo mudo Laba maalmood ah ka socday Crown Hotel ee Magaalada Hargeysa...

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya – Qaybtii 1aad

(Somaliland waxaa ka muuqda  deg deg aad u weyn,kaasoo u muuqda in uu la mid yahay kii 1960,lagu waayey xoriyadii) "Aynu wada hadalo--waa aynu heshiino, ...

Ogaysiis: Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf wuxuu Ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inay kaadhadhka Shirweynaha Golaha Dhexe ka doontaan...

Kordhinta Awooda Gobollada

  Sirta siyaasaddu waa Iswaafajinta mabaadiida guud ee qaranimo ee cadaaladda, sinaanta & dimoqradiyada; iyo danaha joogtada ah ee kooxaha.  Sida  axsaabta, beelaha iyo goboladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img