HomeGuddida Doorashooyinka oo sheegay inay Bilaabeen Ambo-bixinta Agabka doorashooyinka

Guddida Doorashooyinka oo sheegay inay Bilaabeen Ambo-bixinta Agabka doorashooyinka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi Geelle ayaa maanta shaaca ka qaaday inay bilaabeen ambo bixinta agabkii doorashada si loo gaadhsiiyo Goobaha Codbixinta ee Gobolada iyo Degmooyinka dalka.

Afhayeenka Komishanku waxa uu cadeeyay inaanay jirin wax Gudidooda qabyo ka ah isla markaana ay wax waliba ugu socdaan sidii loogu talo galay.

blank
Afhayeenka Guddida Doorashooyinka

Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu ka hadlay darawaliin ay komishan ahaan xidheen kuwaas oo uu ku sifeeyay qaar khal khal gelin ku ahaa nidaamka ay hawsha u wadaan isagoo xusay in darawaliintan oo ah kuwa Basasku ay jaha wareer ku rideen ardaydii jaamacadaha gaar ahaan kuwa komiishanka u qaabilsan Gobolka Sanaag oo gaadiidkii ay Gudida Doorashooyinku u diyaariyeen kuwo ka duwan oo basas ah rabeen inay ku qaadaan.

Waxaa kale oo Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Maxamed Axmed Xirsi Geelle uu kula dardaarmay Guud ahaan Shacabka Somaliland in iyagoo og cadawga badan ee dalkani leeyahay ay dhinacyada ka taagnaadaan nabad galyada Guud ee Qaranka wixii dhaawacaya.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories