HomeMushkiladda Geesku Waa Mushkilad Hooggamineed – W /Q : Prof Yusuf Kaariye

Mushkiladda Geesku Waa Mushkilad Hooggamineed – W /Q : Prof Yusuf Kaariye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaan maanta qalinka u qaatay anigoo mudo aamusnaa inaan wax ka iftiimiye dhibaatada ka taagaan Geska Afrika , siiba ta ku geedaaman deganada Soomalidu kaga nooshahay.

Hadaba waxa ka dhacay Mandaqada is_bedel faran muddo aad iyo aad u gaaban . Wuxuna waxay daaranyiin mushkilad JIIL Hogaamineed oo hadeer ku kali yeeystay  dalka Somaliland .

Bal aynu ka dhugano siduu is-badalku u saameeyay Dalalkaa iyaga ah .

  • DHINACA JABUUTI

1999 ayuu AHN Madaxweynihi dalkaas Xasan Guuleed Aptidoon oo soo hayay talada tan iyo markii ay ka xoreebeen Guumaysii Faransiiska , 27 Juun 1977 , uu go’aasaday inaanu sii wada Karin ku nagaanshaha kursiga isaga markaa da’diisu ku dhawayd 80 Jir .Waxay ahayd talaabo wanaagsan oo qof u gaado inaanu si tamarkarin .

Waxa doorasho ku yimid Madaxwaynaha hada ka taliya  , Ismaaciil Cumar Geele da’diisuna ahayd 52 sano. Hadeer uu ku fadhiyo kursiga waxa uu cagacagaynaa  65 jir. Inkastoo uu xukunka ku raagay hadana dadka badankoodii waxay aaminsan yihiin inaanu weli lumIn hogaamintii dalka  .

  • DHINACA  ETHIOPIA

Waxa  dhawaan  ka dhacay dalka Ethiopia is-bedel markii  Raisal Melez Zenaoui uu geeriyooday  isagoo kunrsiga ku fuulay 36 jir oo ka soo talinayay tani 1991 hadeerna ku dhintay isaga ah 57 jir. Waxa uu ka tagay oo bedelay Raisalwasaarah maanta ka taliye Ethiopia oo da’diisu tahay 47 jir.

  • DHINACA SOMAALIYA

Somaliya oo lafteedi murugsan tahay waxa la doortay Madaxweyne Cusub oo International Communility gu ay markhaati ka ahaayeen , Xasan  Sheikh Maxamuud oo dahdidusu  dhowr iyo konton jir . Isna wuxuu u soo doortay  Cabdi Faarax oo isna ah nin 54  jir.

  • DHINACA SOMALILAND

Iyadoo aynu ka dharagsan nahay waxa kor ku xusan , ayaa waxa muuqda inaanay Somaliland la jaaqaadi  karayn wax aka socda Geeska , siiba dadka Soomaaliyeed eek u dhaqan Geeska .

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories