DIMOQRAADIYAD LABEEBA – Qalinkii: Axmed Yusuf Dirir
Curfiga Aadamaha ayaa ah in ay isku maamulaan hab iyo qawaaniin ay isku racsanyihiin una arkayaan in ay u simanyihiin horumarna ku gaadhi karayaan, habmaamulkaasu ha ahaado mid ay dejisteen ama ha ahaado mid ku salaysan diin ay aaminsanyhiin. Hab mamuladaasi waxay qaataan in bulshada lagu dhaqayaa la qabsato mudo dheer ka dibna ay ka mid noqoto noloshooda caadig ah, weliba way adkaataa in ay
Maxaa Somaliland ka hortaagan inay Xafiis Dublamaasiyadeed ka Furato Dalka South Sudan? – W/Q: Maxamed X. Ibrahim
Sida aynu wada ogsoonahay Wadanka South Sudan wuxuu soo dhaweeyey in ay Somaliland wada yeeshaan xidhiidh dublomaasiyadeed oo buuxda, xafladdii Caleemo saarka xorriyadoodana, meeshii...
MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 8aad
25/6/2012ka ayuu Feysal Cali Sheekh xilkii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ku wareejiyay nin cusub oo dhallinyaro ah oo aan hore shaqo...
Ololaha Maalmaha Caafimaadka Carruurta oo Berri dalka ka Bilaabmaya
Hargeysa (SLpost)- Munaasabad balaadhan oo maanta ka dhacday Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa ayaa lagaga dhawaaqayey ololaha maalmaha Caafimaadka caruurta Somaliland oo maalinta berito si...
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Guurtida oo ka warbixiyey baxaadda Khasaaraha shilalka Baabuurta ka Dhashay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayay Gudoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Mudanayaashu Warbixin ku saabsan waddooyinka Somaliland ee sagaalkii...
Lafaha Malko Durduro: Gebo-gebada Baadi-goobkii Dheeraa Ee Aabahay Iyo Saaxiibadiisii La Xasuuqay- Q.2aad
Waxaan jecelahay in aan halkan mar kale ka caddeeyo sida ay horeba Xukuumada Somaliland u sheegtay in aan baadhitaanada ku saabsan xasuuqii ka dhacay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

