Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Nuxurka War-murtiyeed laga soo saaray Shir Aqalka Madaxtooyada saddex maalmood uga socday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Shir muddo saddex-maalmood ah aqalka madaxtooyada Somaliland uga socday Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubnaha Golihiisa Wasiirrada, ayaa caawa soo gabo-gaboobay, waxaana laga soo...

Dhammaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan…

Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland  Sul. Maxamed Sul C/qaadir, Ganacsade  Cali Axmed Maxamuud (Cali Waal) Xildhibaan  Maxamuud Indhocase, Ahmed Siciid Maxamed, Gudoomiyaha baanka berbera Mr. khaddar Dhoobaale,...

GUDIMO: Gabay Ka Warramaya Dhibaatada Lagu Hayo Deegaanka iyo Dhirta

Gabaygan waxa tiriyay abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, taariikhdu markay ahayd Ogos/2005ta, waxa uu kaga waramayaa goynta,garaacidda;iyo gubidda geedaha goor walba lagu hayo, wanaaga geedaha...

BAROOR-DIIQ: (Ma Baxay Halyeygiyo Halgamaagii Gaariye!)

Illaahay geerida iyo masiibooyinka kaleba haynaga furdaamiyee, sanadkan 2012-ku waa sanadkii murugada xagayga, waayo waxa iga baxay dad badan oo noloshayda qiima weyn ku...

Ciidamada Ammaanka oo baadhitaan Saacado Qaatay Xalay ka Fuliyey Xaafad ka tirsan Degmada 26 June

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada hawl-gallada deg-degga ah iyo la-dagaalanka Argagixisada, ayaa xalay xilliyadii dambe baadhitaanno ammaan ka fuliyey qaybo ka tirsan Xaafadaha magaalada Hargeysa. Wariye ka...

HAMBALYO MEHER: Siciid Maxamed Nuur iyo Aamina-Ayaan Aadan Xaaji Diiriye

Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Xasan Maxamed Yuusuf, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Faysal Maxamed Xasan, Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed, Saddaam Carab...

Guddidii Qaban-qaabada Aaskii Marxuum Gaarriye oo u Mahad celiyay Shacbiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Abiib Diiriye (Nuur) ahna Gudoomiyihii Gudida qaban qaabadda aaskii qaran ee loo sameeyay Marxuum- Abwaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img