HomeWefti ka socda Dalka Turkiga oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka...

Wefti ka socda Dalka Turkiga oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Saraakiil ka socda Xafiiska Raysal wasaaraha dalka Turkiga oo dhawaan socdaal ku yimi dalka, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland.

blankSaraakiishan ka socda Xafiiska Raysal wasaaraha Turkiga oo hore ula soo kulmay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo qaar ka mid jaamacadaha dalka, ayaa intii ay ku sugnaayeen Wasaarada Warfaafinta waxay Indho-indheeyeen Qalabka ay ku shaqeeyaan waaxyaha kala duwan ee Waasarada Warfaafinta, isla markaana waxay warbixin ka dhagaysteen Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta Md. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay ku wahelinayaan waaxyaha Agaasimayaasha Wasaarada iyo Injineerada Idaacada Hargeysa oo ka hadlay sida ay u shaqeeyaan.

Saraakiishan Turkiga ah ayaa markii danbe ee ay soo dhamaysteen kormeerkooda waxay Xafiiskiisa kula kulmeen Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Abiib Diireye Nuur (Timacad), oo ay uga mahad-celiyeen sida wacan ee ay uga Warbixiyeen Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland oo ay tilmaameen inay dalka Somaliland muhiimad ballaadhan ugu fadhido, iyaga oo soo jeediyey in Wasaaraddu u baahan tahay in mar walba tayadeeda kor looqaado.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories