HomeIsku-xidhka Ururrada Xuquuqal Insaanka aan Dawliga ahayn oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay...

Isku-xidhka Ururrada Xuquuqal Insaanka aan Dawliga ahayn oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay faraha kala baxdo Garsoorka dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa  (SLpost)- Isku-xidhka Ururada aan Dawliga ahayn ee Xuquuqal-Insaanka Somaliland ayaa xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqay inay faraha kala baxdo hay’addaha garsoorka dalka oo ay sheegeen inay bilihiiu u dambeeyay culays aad ah saartay.

War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha isku-xidhka ururrada aan dawliga ahayn ee Xuquuqal Insaanka Maxamed Cabdalle, waxa waaxda garsoorka loogu baaqay inay si madax-bannaan u gutaan wajibaadkooda qaran ee ay umadda u hayaan, “Waxa isku xidhku halkan baaq uga dirayaa Golaha fulinta Somaliland (xukuumada) kaas oo la xidhiidha inay faraha kala baxaan arimaha garsoorka oo ah hay’ad ka madax bananaan waaxda fulinta, kormeerayaasha xuquuqda aadanaha waxay diiwaan geliyeen in labadii todobaad ee ugu danbeeyay xukuumadu culays dheeraad ah saaratay arimaha garsoorka iyagoo ku andocoonaya waxa dalka ka jirta cadaalad daro baahsan, sida muuqata arintan oo kale waa mid saamayn ku yeelan karaysa go’aamada ka soo baxaya garsoorka,” ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka.

”Isku xidhku wuxuu ku boorinayaa waaxda garsoorka iyo hawl wadeenadeeda inay shaqada ay umadda u hayaan ilaahay kaga cabsadaan isla markaana aanay u nuglaan faragelin kastoo kaga timaada cid ka baxsan xayndaabka garsoorka.”ayaa war-saxaafadeedkan loogu baaqay waaxda garsoorka dalka.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories