Ujeeddada Socdaal ay magaalada Laascaanood ku tageen Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada
Laascaanood (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta...
Madal Ilyartu is Qabatay Oo Lagu Daahfuray Shabakada Somalilandtoday Iyo Nuxurka Hadaladii Laga Jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Munisaabid si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay xarunta labaad shabakeda caalamiga ah ee Somalilandtoday.com, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Xafladan...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Xubno Wasiirro ah oo ka Qayb-galay Munaasibad Shahaadooyin lagu guddoonsiiyey Arday ka Qalin jabisay Jaamacada Geeska Afrika
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta ka qayb galay labo Munaasibad loo sameeyay dufcadii kowaad ee...
2012: Sannad Dhalinyaradii Somaliland Guur U Biyaysteen
Kor U Kaca Guurka Sanadkan + Hamiga Dhalinyarada +Tanaasulka Dumarka Milgo Wuxuu Lahaadaa, Jacayl Muunad Leeyahay, Maamuus U Gaariyo, Sharaf Lagu Mariimaa, Marka Laba U Daacad...
SILLANAA OO SARGACANAA! – Xaasha’e Ha Sheegin Hantida indheergaradnimo iyo Hawlkarnimada Heer Qaran!
Haatan rubuc Qarni ku dhawaad waa laga jooga waagii heeryadii kacaankii daaqudka ahaa ummadani dhinac isaga rideen sir iyo saaq jiritaankoodu wuu mudhbaxay xaajaduna...
Qalinka Daneystahu Waxba u Dhimi maayo Wax qabadka iyo horumarka Shirkadda Dahabshiil
Waxa muddooyinkan dambe aad iyo aad ugu soo badanaya Saxafaadda madaxa-banaaan qoraalo ka been sheegaya waxqabadka dal iyo dadba leh iyo horumarka ay gaadhay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

