Magacyada Guddi loo magacaabay Dib-u-dhismaha Madaarka Burco
Burco, (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayar, ayaa maanta ku dhawaaqay Gudida Dibu dhiska Madaarka Magaalada Burco. Xubnaha Gudidan oo ka kooban 13 ayaa Kulankii...
Dawlada Ugandha oo soo bandhigtay magaca iyo sawir sarkaakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u soo galay dalkaasi
Kampal (SLpost)-Dawladda Ugandha ayaa maanta soo bandhigtay Magaca iyo sawirka saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay dalkaasi. Ciidamada Booliska Ugandha ee ku sugan...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo bilowday dhegaysiga Dacwadda qaar ka mid ah ururadii Siyaasadda ee Hadhay
Hargeysa (SLpost )-Maxkamada Gobolka Maroodijeex waxaa maanta si ramsiya looga bilaabay dhagaysiga dacwada ururadii ku hadhay wareegii hore ee kale reebida ururada siyaasada sida...
Maayeeryaha Wakaaladda Korontadda oo sheegay inay hawlo nadaafadeed ka waddaan Masaajida Caasimadda
Hargeysa (SLpost)-Maayeeraha wakaaladda korontadda ee Somaliland Md Weli Axmed Xaawa oo ay weheliyaan shaqaalaha wakaaladu ayaa maanta ka qaybgalay olole kor loogu qaadayo bilicda...
Shiinaha iyo Maraykanka oo isku baacsanaya hanashada Billadaha Ciyaaraha Olympics-ka
Waddamada Shiinaha iyo Maraykanka ayaa ilaa hadda ku loolamaya hoggaanka billadaha laga urursaday ciyaaraha Olympics ee dalka UK ka socda. Shiinaha ayaa haysta 12 billadood oo 6 Dahab tahay, 4 qalin ah iyo 2 maar ah, halka Maraykanku ka helay 11 Billadood oo 3 ka mid ah Dahab yihiin 5 Qalin ah iyo saddexda Maar ah.
Qaybtii 2aad ee Siirada Abubakar Siddiiq (RC) – Sheekh Aadan-Siiro ~ DHEGAYSO
Waxa aanu maanta halkan idinku soo gudbinaynaa Cajaladdii labaad ee Taariikhda Asxaabihii Qaaliga ahaa, Saaxiibkii Koowaad ee Nebiga (NNKHA), Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar...
Xukuumadda Iyo Xildhibaan Nac-nac Oo Guri u dhisay muwaadin xanuunsanayay muddo 50 sanadood ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud Diiriye (Nac-Nac), ayaa si wada jir ah ugu dhisay Guri sadex makhsin ah, muwaadin muddo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

