HomeMaxkamadda Sare ee Somaliland oo bilowday dhegaysiga Dacwadda qaar ka mid ah...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo bilowday dhegaysiga Dacwadda qaar ka mid ah ururadii Siyaasadda ee Hadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost )-Maxkamada Gobolka Maroodijeex waxaa maanta si ramsiya looga bilaabay dhagaysiga dacwada ururadii ku hadhay wareegii hore ee kale reebida ururada siyaasada sida Jamhuuriga, Udhis, NDP iyo Horyaal. Dhagaysiga dacwada afarta urur waxaa hogaaminaayey gudoomiyaha maxkmada sare Yuusuf Ismaaci, waxaana ku wehelinaayey afar garsoore oo kale. Ururada ay dhagaysida dacwadodu maanta ay bilaabmatay waxaa goob joogayaal u kala ahaa: ururka Udhis waxaa mataalayey Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo Maxamuud Cumar Xaashi.

blankUrurka Horyaal waxaa maxkmada u joogay gudoomiyahooda Axmed Sandoon, halka ururka NDP ay goob joog u ahayd Xayaad Abu Khaliif, Horyaalna waxaa dhegaysida dacwadaas uga soo qayb galay Pro Cabdisalaan Yaasin. Maxkmada Gobolka waxay maanta si rasmiya dacwadiisa u dhagaystay ururka Udhis oo mudo dhawr saacadood ay qaadatay doodiisu, waxaana loo balamay ururada kale maalinta bari ah. Afarta urur ee waxaa u doodayey garyaqaan Mustafe Mahdi oo ka mida qareenada Somaliland, halka guddiga diwaangelinta ururadana uu u doodayey qareenka guud ee Somaliland Qareen Ibraahim Iidle. Ururada iyo qareenkooda ayaa cabasho ka muujiyey u doodista qareenka guud ee Somaliland, waxaanay ku sheegeen inay tahay sharcigii oo la jabiyey, maadama ayey yidhaahdeen ay guddiga diwaangelintu tahay hay’adda madax banaan oo uu baarlamanku ansixyey Masuuliyiinta ururada ayaa dhankooda dareeno kala duwan ka bixiyey dacwada maanta uga furantay magaalada Hargeysa.

SOMALILAND POST.NET

HARGEYSA/SOMALILAND

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories