Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

DAREENKEYGA IYO SUCUUDIGA 20 SANNO KA DIB- 4aad – Dhaqaalaha Iyo Horumarka Bulshada ~ Axmed Xasan Carwo

Mawduucan oo ah mid aad u ballaadhan weliba dhinaca Sacuudiga ah badweyn oon gunteeda la gaadhayn waxaan idinku soo koobi doonaa aragti-shinbireed aad u...

SHEEKO GAABAN: Fariintii safarka – W/Q: Saddam Carab

Waa casar gaaban  roob aan badnayn oo dhulka qaboojiyey ayay markaa jaqaftiisii go’day, naftu waxay jecelaysanaysay socodka lugta ah, neecawda dhulka qabow soo dul...

SHEEKO KALE KEEN: Xuquuqda Gaagaabka – Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Bulshada reer galbeedka, siiba ta Maraykanka, ayaa ku can ah in cid waliba xuquuqdeeda doonato; una socoto ilaa xad golayaasha xeerdejintu xeerar ka dejiyaan....

Shirkadda Nashqadaha ee SOMSITE oo Qiime-dhimis ballaadhan ku soo bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland

Hargeysa, (SLpost) – Shirkadda Nashqadaynta iyo samaynta Website-yada ee SOMSITE oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya carwada 2aad ee ganacsiga Somaliland ee ka...

TELESOM oo daahfurtay adeegga isku-xidhka farriimaha mobile-ka iyo emailka gmail (Gmail SMS Chat)

Hargeysa (SLpost)-Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeeg Casriga ah oo isku-xidhaya Farriimaha moobilka TELESOM iyo Adeegga Email-ka shirkadda...

Boorame: Jamaacadda Camuud oo lagu soo kordhiyey Kulliyadda Master Degree iyo PHD

Boorama (SLpost)-Jamaacadda Camuud ee magaaladda Boorama, ayaa maanta shaacisay inay sannad jaamacadeedkan  bilaabayso waxbarashadda sarre ee Master Degree iyo PHD-ga.  Munaasibad lagu soo bandhiggay qorshaha...

ISHA QARSOON: ‘Ciil kama kore’ waa i kan haddana – W/Q: Cabdillaahi Cawed Cige

Berbera waa magaalo kolka samada laga soo eego ay qarax ah, obos iyo boodh dhanka hawd kaga soo siqaya iyo bad qurux badan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img