QAYLO-DHAAN: Bulshada Ka Soo Jeedda Baay Iyo Bakool Oo Hargeysa Ku Dhibaateysan
Haddii aad tagtay waad aragtay, haddii lagaaga sheekeeyeyna waad maqashay burburkii Soomaaliweyn ka dib magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya iyo Soomaaliland labaduba dadka ka soo jeeda...
Sidaynu u Muujin karnaa Calankeena Qiimaha badan Maalinta 18 May?
Muddo 20 sano ayaynu u dabaal degaynay maalintan qiimaha iyo qaayaha badan ee 18 may taas oo laga wada xuso daafaha dunida iyadoo ay...
Wasaaradda Ciyaaraha iyo Ururka Waayo-arag oo iska kaashanaya qorshe dhaqan-celin loogu samaynayo Maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo uu Weheliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Xasan Cali...
Ujeedada Socdaal wefti xukuumadda ka tirsan ku tageen Magaalada Saylac
Saylac (SLpost)- Wefti uu hogaaminaayo Wasiir ku xigeenka Arrimaha amniga ee Wasaarada Daakhiliga Somaliland Mudane Cabdilaahi Obokor Cismaan, ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada...
Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray Wareegto lagu dhaqan-gelinayo Nidaam ku cusub habka Cashuur-qaadista
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada maaliyadda JSL Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa soo saaray wareegto lagu dhaqan gelinayo Cashuurta ku dhejinta Tigidhada ee lagu magacaabo (Revenue...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo kulan la yeeshay Maamulka iyo shaqaalaha Radio Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa kulan la yeeshay shaqaalaha ka hawl-gala Radio Hargaysa Kulankan oo ku...
Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2012 – Tartankii 5aad
Bandhig Seeska Dhaqanka ee REDSEA-ONLINE (Redsea-Online Cultural Foundation) iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

