Jaaliyadda Magaalaad Khobar ee Sucuudiga oo si ballaadhan uga qayb-qaatay Xuska munaasibadda 18-ka May
Khobar (SLpost)- Waxa munaasabad heer sare ah lagu qabtay markii ugu horeysay magaalada Khobar ee mandaqadda Sharqiya Sacuudiga laguna xusaayey munaasabadda 18ka May 2012....
Fawdada iyo Jaah-wareerka ka dhasha Nidaamin La’aanta Hab-maamuuska Goobaha Xafladaha Qaranka lagu qabto
- Bulshada Somali-laan, waa Dad intooda badani, ay ka habaaran yihiin amase ay ku adag tahay, dhawrista iyo u haggaansanaanta, Nidaamka fadhiyada Xafladaha laysku ...
Somaliland
Wasaaradda Duulista Hawada oo ku hanjabtay inay Xoog ku rarayso Dadka Dhismayaasha ka samaystay agagaarka Madaarka Diyaaradaha Burco oo dayac-tir lagu samaynayo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday inay bilaabayaan dayactirka garoonka magaaladda Burco isla markaana ay...
Augustina Mahiga oo Faro-gelin Qaawan ula badheedhay Xukun ay go’aamisay Maxkamadda Ciidamada Somaliland
Nairobi (SLpost)- Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustina Mahiga ayaa muujiyey cadaawadda qotoda
Chelsea oo noqotay Kooxdii ugu horreysay ee magaalada London ka dejisa Koobka ugu qaalisan Yurub
Naadiga Caasimadda London ka dhisan ee Chelsea ayaa markii ugu horreysay ku guulaystay Koobka ugu qaalisan qaaradda Yurub ee Champions League isla markaa
Shirkadda SOMTEL oo TV-yadii ugu badnaa u fududaysay inay si toos ah u gudbiyaan Xuskii 18 May
Hargeysa (SLpost)- Doorka Shirkadda SOMTEL ee ka Qeybqaadashada sannad-guurada 21 aad ee 18 May 2012, ayaa ah mid aan la halmaami karin, isla markaana...
Burco: Ururka WADDANI oo soo bandhigay Murashaxiinta G/deegaanka ee Gobollada Togdheer iyo Saraar
Burco (SLpost)- Ururka Siyaasadeedka WADDANI ayaa maanta magaalada Burco ku soo bandhigay musharixiin tiro badan oo u tartamaysa Golaha Deegaanka Degamdda Burco ee xarunta goboladda Togdheer iyo Saraar.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

