HomeXukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay ujeeddada Maxaabiis budhcad-badeed ah loogu haynayo...

Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay ujeeddada Maxaabiis budhcad-badeed ah loogu haynayo Xabsiyada Dalkeeda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 04 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo ay dawladda Seychelles ku soo wareejisay Xukuumada Somaliland si ay Xabsigooda ugu dhamaystaan jeelasha dalka.

Wasiirka Cadaaladu waxa uu xusay in Somaliland iyo beesha caalamku ay ka wada shaqaynayeen mudo dheer isdhaafsiga maxaabiista Budhcad badeedka ah isla markaana ay Somaliland aqbashay in Maxaabiista Budhcad badeedka ah ee lagu xukumo dalal kale marka ay Maxaabiistu codsadaan loo soo wareejin karo Somaliland.

Mudane Xuseen Axmed Caydiid waxa uu intaas ku daray in Somaliland mudo dheer ay halgan ugu jirtay sidii ay beesha caalamka ugala shaqayn lahayd Ilaalinta Xeebaha iyo ka hor tagista budhcad badeedka taasina ay tahay ayuu yidhi ta keentay in Somaliland lagu aamino in dalkeeda lagu xabiso .

Wasiirka Wasaarada Cadaalada waxa uu xusay in talaabada keenista maxaabiistani ay ku timid dalab ka yimid dhinaca Maxaabiista budhcad badeedka ah oo iyagu codsaday in Somaliland la geeyo isla markaana ay ku door bideen dhinacyada diinta,Luqada, iyo qaraabadooda oo ku soo booqan kara.

Ugu dambayntii, waxa uu Wasiirku caddeeyay in maxaabiistani marka ay xukunkooda dhamaytaan ay ku laaban karaan Wadankooda Somalia, iyada faa’idada inoogu jirta keenista maxaabiista ay tahay sidii la inooga caawin lahaa dhismaha Maxkamadaha, tababarrada garsoorka iyo kordhinta Xabsiyada Wadanka.

SomalilandPost News

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories