HomeMaxaa ka dhab ah shaqooyinka lagu soo xayaysiiyo warbaahinta dalka

Maxaa ka dhab ah shaqooyinka lagu soo xayaysiiyo warbaahinta dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaad inta badan aad ku arkaysaa marka aad akhrisanayso jaraa’idada dalka shaqo ka banaan meel heblaayo, hadaba waxaad is way diin mudan xagay ku dambayaan shaqooyinka lasoo xayaysiiyaa?

Sidaad la wada socotaan waxaa dalkeena ka jirta shaqo la’aan baahsan oo saamaysay dhamaan noocyada bulshada walow ha ugu dar-naadaan dhalinyartuye. Taas waxaa tusaale kaaga filan hadii aad aroortii hor tagto shirkada isgaadhsiinta Telesom horteeda qayteeda suuq-geynta ee badhtamaha caasimada Hargeysa waxaad ku arkaysaa dhalinyaro aad u fara badan oo daalacanaysa jaraa’idada si ay uga eegaan in waxshaqo ah lagu soo xayaysiiyay.

Anigoo ka mid ah dhalinyartaasi ayaa aniga iyo laba dhalinyaro oo aanu saaxiib nahay waxaanu ku aragnay mid ka mida jaraa’idada kasoo baxa caasimada shaqo ayaa ka banaan meel heblaayo, waxaanu markiiba isku diyaarinay inaanu geyno goobtaasi shaqada soo xayaysiisay waraaqihii codsiga iyo cadayntaba ama marka afka qalaad loogu yeedho (Application and CV) isla maalintii ku xigtayba waxaanu geynay waraaqihii goobtaasi waxaana lanagu yidhi waa la idin lasoo hadli doona hadii aad ku soo baxdaan shuruuda cidii buuxisa ama marka afka qalaad loogu yeedho  shortlist.

In mudo ah markii ay kasoo wareegtay ayaanu ku noqonay goobtii nasiib xumo waxaa lanuugu jawaabay iska taga waxaa goobihii aad soo codsateen la shaqaalaysiiyay dadkii markii hore u joogay sida ku meel gaadhka ah taasina waxay cadaynaysaa shaqooyinka badankeeda inyar mooyaane in marka shaqo la soo xayaysiiyo uu markeedii horeba ay dadkale hore usii joogeen oo dadka lagu mijarahabaabinayo si mar-marsiiyo loogu helo dadkan markeedii horeba lagu keenay waji iyo garashaba.

Baddanaa dhalinyaro xarayn jirtay codsiyo oo aan waligoodba loo soo jawaabin.

Hadaba waxaa iga talo iyo tusaale ah in layska daayo arintan dhibta iyo niyad jabka ku haysa dhalinyarta oo wixii shaqo ee soo baxda loo galo tartan xalaala ah lana siiyo booskaas qofkii u qalma iyadoon loo eegayn waji iyo garashaba.

hadaba waxaan idinka rajaynayaa in aynu sugno aqoonsi caalamiya inta aynu helayno taas oo hadii aynu helno uu dhaami doono dalkeenu sidan uu maanta yahay.

Illaahayna waxaan ka rajaynaynaa nabad iyo horumar……………………..

Qore: Khaalid Cabdi Muuse

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories