Monthly Archives: March, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Madaxweynihii hore ee Somaliya, Cabdilaahi Yuusuf Axmed

Hargeys, 23 February, 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii,...

Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Cabdilaahi Yuusuf oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta

Abu Dhabi, 23 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Col. Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa Saaka subax ku geeriyooday Cisbitaalka Sheekh Zaa'id ee magaalada...

Madaxweye Siilaanyo oo Tacsi u diraya Ciidamada Booliska, Shacabka Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Saqadhi Dubbad, Taliyihii Ciidamada Booliska

Hargeys, 22 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ciidamada Ammaanka JSL, gaar ahaan Ciidanka Booliska...

Taliyihii Ciidamada Police-ka Somaliland Oo oo ku geeriyooday Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Dubai, 22 March, 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxa wadanka UAE ku geeriyooday taliyihii ciidamada Police-ka Somaliland, Marxuum Gen. Maxammed Saqaddhi Dubbad. Marxuum Saqadhi...

Maalinta Biyaha Adduunka oo Maanta laga Xusay Somaliland wakhti Biyo la’aan ka jirto meelo badan oo dalka ah + [SAWIRRO]

Hargeysa, 22 March, 2012 (SLpost)- Xuska maalinta biyaha adduunka oo sannad walba la xuso 22 bisha March, ayaa maanta si weyn looga xusay Somaliland,...

Foreign Minister of Somaliland addresses the Foreign Affairs Committee of the European Parliament

Brussels, 21 March, 2012 (SLpost)– The Foreign Minister of the Republic of Somaliland, Dr Mohamed A. Omar, today had a meeting with the Foreign Affairs Committee...

Haweenay Ingiriis ah oo Afduub loogu haystay badhtamaha Soomaaliya oo Madaxfurasho lagu sii daayey

Hargeysa, 21 March, 2012 (SLpost)-  Dabley Soomaali ah ayaa maanta sii daayay haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska oo muddo lix bilood ah afduub loogu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img