HomeHaweenay Ingiriis ah oo Afduub loogu haystay badhtamaha Soomaaliya oo Madaxfurasho lagu...

Haweenay Ingiriis ah oo Afduub loogu haystay badhtamaha Soomaaliya oo Madaxfurasho lagu sii daayey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 21 March, 2012 (SLpost)-  Dabley Soomaali ah ayaa maanta sii daayay haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska oo muddo lix bilood ah afduub loogu haystay badhtamaha Soomaaliya taas oo laga soo afduubay Xeebta Koonfureed ee dalka Kenya.

blankHaweeneydan oo lagu magacaabo Judith Tebbutt oo ninkeedii lagu dilay weerar ay kooxda sii daayay ku qaadeen iyaga oo ku sugan xeeb lagu raaxeysto oo ku taala duulka Kiwayu ee dalka Kenya, waxa lagu sii daayay madax-furasho aan la shaacin xaddigeeda.

Mrs Tebbutt oo lagu rumaysan yahay inay dhago-culustahay oo u la hadashay telefishanka ITV ayaa tidhi, “Waan ku faraxsanahay in la isii daayo, muddadii bilaha ahaa ee aan xidhnaa waxay igu ahayd sannado marka la eego xaaladda aan ku sugnaa iyo ninkayga oo dhintay.”

blankMid ka mid ah budhcad-badeeda oo magaciisa ku sheegay Ahmed ayaa sheegay inay haweenaydan ay xilli hore oo subaxnimadii ah ku wareejiyeen maamulka Deegaanka ka dib markii ay ka qaateen lacag madax furasho ah oo diyaari cirka uga soo tuurtay.

Sii daynta Haweenaydan ayaa sidoo kale la aaminsan yahay inay ka dambaysay ka dib markii koox Dhexdhexaadiyaal ahi todobaadkan horraantiisii u duuleen magaalada Cadaado si ay ula kulmaan dableyda.

blankHaweenaydan iyo ninkeeda oo ku nool magaalada Sorford, gobolka Hertfordshire ee dalka Ingiriiska, waxa ay tuulada Kiwayu tageen ka dib markii ay ka soo laabteen booqasho ay ku tageen goob xayawaanka lagu xannaaneeyo, waxaana la sheegay inay ahaayeen martida kaliya ee ku sugnaa goobta lagu raaxayso.

Dabley hubaysan ayaa 11 September, 2011 ku weerartay hoygii ay ku jireen kuwaas oo ka hor intii aanay Mrs Tebbutt qudha ka jaray David Tubbett oo 58 jir ah.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories