Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

At London Conference on Somalia, President of Somaliland calls on the international community to recognize his country

London, 23 February 2012 (SLpost)- The President of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo, today attended the London Conference on Somalia. The Conference included political...

Sababaha is-ballaadhinta Iran iyo taxadirka ku habboon – Maxamuud Cali Maxamed-Q.1aad

Hadalkan waxa yidhi khabiir faalleeya siyaasadaha Bariga dhexe, "Haddii Khomeini (Hoggaamiyihii kacaanka Iran) uu noolaan lahaa, wuu ku farxi lahaa sida hoggaamiyeyaashii beddelay ugu...

Agaasimaha Tacliinta sare oo tilmaamay in tiro-badnaanta Jaamacadaha dalku hoos u dhigeen Tayadii waxbarashada

Hargeysa 23 February, 2012 (SLpost)- Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Khadar Axmed Diiriye, ayaa sheegay dalka in ay ka jiraan Jaamacado badan...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Somaliland iyo Somalia ugu baaqay Wada-hadallo

London, 23 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Somalia inay bilaabaan wada-hadallo danahooda khuseeya, isaga oo...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo la kulmay Wasiirrada Arrimaha Debedda William Hague iyo Iskaashiga Caalamiga ah Andrew Mitchell

London, 23 February, 2012 (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxa xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Liiska ka qaybgalayaasha shirka caalamiga ah ee Berri ka dhacaya magaalada London

Halkan ka daalaco liiska magacayada Xubnaha iyo waddamada/hay'adaha ay ka socdaan ee Shirka ka qayb-galaya

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img