HomeMadaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo la kulmay Wasiirrada Arrimaha Debedda William Hague...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo la kulmay Wasiirrada Arrimaha Debedda William Hague iyo Iskaashiga Caalamiga ah Andrew Mitchell

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, 23 February, 2012 (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxa xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Waddanka Ingiriiska, Mudane William Hague.  Kulankaas oo lagaga wada xaajooday xoojinta xidhiidhka labada waddan, khaasatan sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ay Somaliland la leedahay wadamada caalamka.

blankDawlada Ingiriisku waxay balanqaadeen inay Somaliland ka caawin doonto sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ay Somaliland la leedahay waddamada caalamka. Wasiirka Ingiriiska waxa kulanka ku wehelinayay dhiniciisa madax sare oo ka socota Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska. Wasiirku wuxu uga Mahad-naqay Somaliland ka qayb galka Shirka maanta  dhici doona.

Madaxwaynaha Somaliland, Mudane Ahmed Maxamed (Silaanyo), wuxu dhankiisa uga xog waramay xaalada Somaliland halka ay maanta marayso iyo in Somaliland Ingiriiska uga fadhido taageero dhinaca xidhiidhka caalamiga ah, taasoo kor u qaadaya qadiyada Somaliland, Madaxwaynuhu wuxu uga mahad celiyay dawlada Ingiriiska casuumada ay u fidisay inay Somaliland shirka ka soo qayb gasho.  Madaxwaynaha waxa kulankaa ku weheliyay Dr. Maxamed  Cabdillahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibada.

Dhanka kale, madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisu waxa uu la kulmay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Iyo Horumarinta ee Waddanka Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell.  Kulankaas oo lagaga wada xaajooday xoojinta xidhiidhka labada waddan, khaasatan sidii kor loogu qaadi lahaa caawimada ay Ingiriisku siiyaan Somaliland. Ingiriisku waxay balanqaadeen inay kor u qaadaan kaalmada ay Somaliland siiyaan. Isagoo Wasiirku xusay in la samayn doono sanduuq kaalmo oo gaar u ah Somaliland. Wasiirka Ingiriiska waxa kulanka ku wehelinayay dhiniciisa madax sare oo ka socota wasaaradiisa.

blankMadaxwaynaha Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wuxu dhankiisa uga xog waramay horumarka la taaban karo ee xukuumadiisa u suurto gashay, wuxuna uga mahad celiyay dawlada Ingiriiska kaalmada ay siiso Somaliland.  Madaxwaynaha waxa kulankaa ku weheliyay Dr. Maxamed  Cabdillahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibada, Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Dr. Maxamed Rashid Sh. Xassan, Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibada, iyo Cali Ahmed Cali, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxwaynaha.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories