Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Wakiillada oo markii ugu horreysay ka hadlay sababta soo dedejisay Ansixinta laba xeer oo midkood Golaha buuq ka dhex dhaliyey

Hargeysa, 25 February, 2012(SLpost))-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii ugu horreysa ka hadlay sababaha soo dadejiyey labada xeer ee...

Ku dhawaad 200 shaqaale ka tirsan 14 hay’adood oo Dawladda ah oo maanta Imtixaan u fadhiistay

Hargeysa, 25 February 2012 (SLpost)-Boqol iyo sagaashan xubnood oo ka kala socday afar iyo toban ka mid ah hay’addaha dawladda, ayaa maanta u fadhiistay...

Ajandaha Kal-fadhiga 46aad ee Golaha Guurtida oo manta la ansixiyey iyo Qodobada Xaasaasiga ah ee Horyaala

Hargeysa, 25 February, 2012 (SLpost)-Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa lagu ansixiyey ajentadaha kalfadhiga 46-naad ee golaha guurtudu oo ka koobnaa lix qoddob. Fadhiga...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo maanta la kulmay Wefti ka socday Shirkadda TOYOTA MARILL oo dalka maalgashi ka fulinaya

Hargeysa, 25 February, 2012 (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulan la yeeshay wefti ka kooban shan...

Somalia and the outcome of the London Conference: “Trust Ship” or transition to Democracy

Somalis should understand and admit the facts as they are in the real life. The fact is that the history of the past 52...

Sababaha is-ballaadhinta Iran iyo taxadirka ku habboon – Maxamuud Cali Maxamed- Q.2aad

Haddaan wax ka ogaanay qorshayaasha hoggaamiyeyaasha Iran, waxaan halkan sidoo kale ku eegi doonnaa qeybo aan ka soo qaadannay dastuurka Iran oo ku saabsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img