Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League

Weeraryahanka kooxda Schalke ee Raul oo dhawaan diiday inuu u wareego kooxda Blackburn ayaa laga reebay ciyaartoyda kooxda schalke ee u safartay dalka filand...

Komishanka Xakamaynta HIV/AIDs oo been abuur ku tilmaamay war la baahiyay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakamaynta Cudurka HIV/AIDs ayaa been abuur ku tilmaamay war ku soo baxay wargeyksa madaxa bannaan ee Waaheen kaas oo...

Arsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican

Tababaraha kooxda Arsenal ee Wenger ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu bixiyo qiimo kasta oo ku helayo laacib wanaagsan. Kooxda Gunners ayaa haatan bilaabaya nolol...

Booqashada Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka ee Aw-Barkhadle iyo Qorshahooda wax-qabad

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland ee SRA Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa soo kormeeray Dooxa deegaanka Awbarkhadle oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Hargeysa...

Mar labaad iyo Burbur ku yimi Dhexdhexaadin u socotay Garabyada UCID iyo qaar ka mida Odayaasha Dhexdhexaadiyaasha ah oo dhan ka saftay

Hargeysa (SLpost)- Kulan markii saddexaad xalay laysku soo hor-fadhiistay oo la filayay in lagu xalliyo khilaafaadka Xisbiga UCID, ayaa burburay ka dib markii Xaaji...

UDUB iyo ka dayrinteeda khataro ka dhalan kara dib-u-dhac ku yimaadda doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka digay dib-u-dhacyo iyo muddo-kordhin ku yimaadda doorashooyinka Golayaasha...

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo ka dayriyey xaaladda Xabsiga Dhexe ee Burco

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Togdheer oo dhawaan safar xaqiiqo raadis ah ku tegay gobolkaasi, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img