Madax-dhaqameedka Somaliland Qaarkood oo taageeray Qorshihii Xukuumadda ee taakulaynta Abaaraha Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid Salaadiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay qaylo-dhaan ay dhawaan xukuumadda Somaliland u gudbisay bulshada, taasoo ku wajahnayd sidii wax loo...
Madaxweyne Geelle oo noqday Hoggaamiyihii Labaad ee ka Daga Magaalada Muqdisho muddo 20 sanno ah
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa booqashao ku tagey magaalada Muqdisho ayaa isaga iyo wafdigiisu ay dib uga dhoofeen garoonka diyaaradaha ee magaaladaas, ka...
Haykalkii Dawladnimo ee Gobolka Sool Ma waxa loo Lumiyey Kalshaale!
Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Maxamed Silaanyo waxa uu la wareegay Hogaaminta Qaranka 27 july 2010, Haykal Dawladnimo oo dhamaystiran, may ahayn arin fudud Sees u dhigida dhisma Qaran...
Gaadiidka bajaajka oo Berbera ku soo badanaya iyo bulshada kuleylka la dariska ah oo adeegga bajaajka soo dhaweeyay
Berbera (SLpost)- Gaadiidka yaryar ee magaciisa loo yaqaano bajaajka ayaa waxa si xaliya ugu soo badanaya magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera Iyada oo...
Xuska sannad-guuradii xukuumada siilaanyo, xayaysiiskii waxqabadka iyo xikmadii qodaal joog
Waraysigii manaamka shanta wasiir ee xukuumada madaxwayne siilaanyo Ø Qurba joog iyo qodaal jooguba Ø Laba weeyi qiraala Ø Inay qayb ka yihiin Ø Qarankan manta aan joogno Ø Qormo ay ku kulmeena Ø Salaam qiima lahoo Ø Qalbi...
Dowladda Somaliland oo Gashay Sanadkii Labaad Iyo Shacabka Dagaanka Balidhiig 20,000 Codkajooga Hungo Madhan iyo Waxqabad La,aan Baaqna u Diraya...
Waxa kunool deegaanka Balidhiig Shacabka Gobalka Togdheer inta badan marka laga reebo magaalo madaxda Burco, Waxayna u qaybsamaan laba qaybood kana kooban laba laba...
BUUR MADAW WAA DILAAL U ADEEGA CADAWGA SOMALILAND
Waxa bulshadeenu ka dheregsantahay waxaynu nahay qaran leh cadaw badan oo jecel jabka iyo khasaraha qarankan, kaso aynu yar iyo weyn heegan ugu jirno...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

