Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Liibiya: Saif Al-islam oo la qabtay, Qandaafi oo la baadi-goobayo, Tripoli oo mucaaradka u gacan-gashay & wararkii u dambeeyay

Tripoli, (SLpost)-Laba wiil oo uu dhalay Madaxweynaha Liibiya ee sii socda ayaa xalay lagu qabtay magaalada Tripoli, ka dib markii ilaa shalay dagaal kululi...

Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad...

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL oo Xarumo cusub ka Furatey Xaafadaha Jigjigayar Iyo Dumbuluq ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa (SLpost)-Shirkada isgaadhsiinta Casriga ah ee somtel ayaa saaka xafiisyo cusub Ka furatay xaafadaha dumbuluq iyo jig-jiga yar ee magaalada hargaysa Xafiisyadaasi oo qaban...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyay Xubnaha Baarlamanka uga mid noqon doona Guddida Caddaaladda

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha Guddida Caddaaladda Qaranka ee ay iska soo...

Badhasaab Ku- Xigeenka Gabiley oo Xabsiga u taxaabay Xoghayihii UDUB ee Gobolkaas

Gabiley (SLpost)- Badhsaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Cali Muxumed (Cali-Casoowe), ayaa Xabsiga u taxaabay Xogahayihii Xisbiga UDUB ee Gobolkaas Aadan Maxamed Xaaji (Aadan-Wali). Xadhiga Badhasaab ku-xigeenka...

WARGELIN: Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil

Waxa macaamiisha sharafta leh ee shirkadda Dahabshiil, meel kasta oo ay joogaanba, lagu wargelinayaa in laamaha waaweyn ee shirkadda Dahabshiil ay shaqayn doonaan, una...

Xukuumadda oo faafaahin ka bixisay nuxurkii safarka Shiinaha iyo wasiirka Khaarajiga oo ka hordhacay xogwarrankii laga sugayay madaxweynaha

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay shalay si gabbasho ah uga warbixisay heshiisyo ay dhawaan la gashay dawlado...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img