Mustaqbalka Nicolas Anelka ee Chelsea oo durba Mugdi galay
Hargeysa (SLpost Sports)- Tababare Andre Villas-Boas ayaa qirtay in Nicolas Anelka ay u muuqato inuu ka tagayo kooxda Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan.Anelka ayaa ku...
Kooxaha Manchester United iyo Tottenham oo carraabiyey dhiggooda Chelsea iyo Liverpool
Hargeysa, (SLpost Sports)– Kooxda Manchester United ayaa hogaanka haatan ku heysa 15 dhibcood, waxaana ku soo xigta kooxda Manchester City oo fursad ay heysatay...
Masuuliyiinta wasaaradda Kalluumaysiga oo hortagay guddiga Joogtada ee Guurtida
Hargaysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarrada Kalluumaysiga Somaliland Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire), iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarradaas ayaa maanta hortagay isla markaana xog-waraysi shaqadooda khuseeya siiyey...
Xildhibaan Madaxweynaha ay isku beel yihiin oo ka Cawday Saamiga Beeshiisa ee Xukuumadda
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si kulul u dhaliilay saami qaybsiga kuraasta Xukuumadda Madaxweyne...
Garyaqaanka Guud ee Qaranka oo ka warramay Hawlaha Xafiiskiisu qaabilsan yahay iyo Sababta xukuumadihii hore u magacaabi waayeen
Hargeysa, (SLpost)-Garyaqaanka Guud ee Dawlada Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyey sababaha loo aasaasay xafiiskiisan cusub, hawlaha uu qaban...
WFP oo ka hadashay Sonkor Xumaatay oo ay gubtay
Hargeysa, (SLpost)- Hay’adda cuntada aduunka u qaabbilsan Qaramada Midoobay ee WFP, ayaa markii ugu horreysay shalay ka hadashay Raashin dhacay oo ay dhawaan dalka...
Munaasibad lagu maamusay Inantii Kaalinta Koowaad u gashay Dugsiyada Sare iyo Abaal-marin dhiirigelin ah oo loo ballan-qaaday
Hargeysa, 18, September 2011 (Ogaal)-Waalidka dhalay gabadha kaalinta koowaad u gashay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyasa sare ee dalka ayaa habeen hore xaflad ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

