Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo taageeray shirka Beesha Ciise Muuse uga Socda Deegaanka Dubur

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo shirka beesha Ciise Muuse maanta uga furmay deegaanka DUBUR ee...

DUBUR: Shirweynihii Beesha Ciise Muuse oo si habsami ah u socda iyo nuxurka hadalladii goobta ka yidhaahdeen Ergooyinkii ka qayb galay

Dubur (SLpost)- Shirkii Beelaha Ciise Muuse ee maanta uga bilaabmay Deegaanka Dubur oo ayaa si habsami ah uga socda deegaankaas, waxaanu shirku ka bilaabmay...

Shir Gudoonka Guuritida Somaliland Oo ka hadlay qorshe la sheegay in lagu af-gambiyeyo Gudoomiyahooda Safarka dibadda ugu maqan ee Salaabeen Gaal

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida Somaliland Md. Saciid Jaamac Cali ayaa beeniyey in uu golahaasi ka socdo dadaalo  laga doonayo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay galka seefta kala baxay, weerarrona ku ekeeyey Waran-cadde, Ina Sulub, Ina Cali Waraabe iyo Sheekh Shariif (DHAGAYSO)

Hargeysa,  (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay jawaabo adag ka bixiyay hadalo waqtiyadii ugu dambeeyay ay xukuumadda u jeedinayeen mucaaradku, isla...

Kulan lagu dhiiro-gelinayo maalgeshiga Ganacsatada ee dhanka beeraha oo maanta Hargeysa ka Furmay

Hargeysa, (SLpost)- Kulan lagaga hadlayey maal-gashiga ganacsata ee dalka ayaa maanta ka furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargaysa. Kulankan oo socon doona muddo laba...

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay War Lagu Baahiyey Wargaysyada Qaarkood

Gabiley, (SLpost)-Xubno ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley ayaa si adag gaashaanka ugu dhuftay jiritaanka War Warbaahinta qaarkood daabaceen. Kaasi oo sheegayey in Toban...

Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diraya Qoyskii & Qaraabadii ay baxeen dadkii ku dhintay Masiibadii Dooxa Agabar

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoysaskii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Ehelkii ay ka bexeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img