Weriye Axmed Xasan Cawke iyo Telefishanka Universal Iyamaa Caansan?
Maalmihii ugu danbaysay waxaa dadwaynaha afka soomaaliga ku hadlaa in badan hadal hayaan weriyihii waynaa ee Axmed Xasan Cawke oo laga fadhiisiyay shaqadii uu...
Cigaal: Hoggaamiye U Qalma In Loo Aqoonsado Aabbaha Somaliland (3)
Haddii aynu toos ugu daadagno hoggaamiyaha u qalma in loo aqoonsado Aabbaha S/Land, dalkeennu waxa uu xoroobay laba jeer oo kala ah 26-June-1960kii iyo...
Hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Gacanta Carbeed oo weerar diyaaraded lagu dilay
Qaahira, (SLpost)- Hoggaamiye sare oo ka tirsan Urur-weynaha Al-Qaacida isla markaana Maraykanka uga diiwaan-gashanaa khatarta ugu weyn ee dalkaasi amaanka gudihiisa baqdinta uga qabo,...
Sanaag: Alaabooyin aan noocooda hore loo arkin oo ka soo caariday xeebaha & Dadweyne guranaya
Hargeysa, (SLpost)- Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in degaanada xeebaha Shalcaw lagu arkayay beryahanba alaabooyin la garan-waayay oo loo malaynayo inay dhanka...
Faysal Cali Waraabe: “Waligay waxba ma basaasin, waxa jooga raggii NSS-ta ahaa ee Cabdillaahi Cirro iyo Cali Warancadde ka midka ahaayeen”
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyey eedayntii uu u soo jeediyey madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud...
Urur Siyaasadeed cusub oo la magac baxay DALSAN Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay Urur-siyaasadeed DALSAN Munaasibad balaaadhan oo aasaaskiisa loogu qabtay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda ku-dhawaaqista urur-siyaasadeedka cusub...
Nacaybka Somaliland: Wax ba dhawranmaynee Allow dhagaxyo soo daadi miyaa xaalku?
Duulka Soomaalida la yidhaahdo haddii ay Ilma Aadan yihiin wuxuu dhalay isaga oo gaboobay, jilbaha haysta oo asaasaq ah ayuu ku leeyahay ninka daaqadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

