Furitaanka Telefishinka Qaranka Somaliland ee Qaarada Yurub Muxuu Ka Turjumayaa?
Waxaa Uumiyaha Hanuunshay Waxaa Cudurkii Halgaaday Waxaa Jahligii Halleeyay Waxaa Gaajadii Hirdiyay Horseed Cilmiyeed Miyaa? Dadkaas Heegada is Geeyay Dadkaas Haqabeelka Gaadhay Hubqaad kaga Dayo Miyaa? Ninkaas Buurta Roobku Helay Gunteeda ka Heesayoow Figteedaa...
Urur-siyaasadeedka Wadani oo Qalab Isboorti ku caawiyey Xulka kubadda Cagta Gobolka Maroodi-jeex
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro ), ayaa shalay qalab Ciyaareed ugu deeqay xulka gobolka Maroodi-jeex uga qaybgalaya Koobka Kubbadda Cagta...
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo maanta hortagay Golaha Guurtida iyo Nuxurka Su’aalihii la weydiiyey
Hargeysa, (SLpost)- Muddaneyaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay warbixin ku saabsan Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka foodda innagu soo haya ee 2012-ka ka dhageystay Wasiirka...
Guddoomiyaha Wakiillada oo Faahfaahin Ka Bixiyey Qoraal ay Komishanka Doorashooyinku U Soo Gudbiyeen oo uu dib ugu celiyey
Hargeysa (SLpost)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiramaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ahna Gudoomiyaha Ururka WADANI ayaa maanta markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyey Qoraal ay...
SONYO: Dallad Xilkeedii Gudatay!
Guusha waa la kala hororsadaa, waa loo kala dheereeyaa isla mar ahaantaana marka la hantiyo waa lagu mintidaa. Waxaase ku gudban godad iyo turaanturooyin...
Mid ka mid ah Marwooyinka Madaxweynayaashii hore ee Somaliland oo shaacisay hankeeda Hoggaanka Xisbiga UDUB
Hargeysa, (SLpost)- Shirweynihii maanta Hargeysa uga furmay Xisbiga UDUB waxa damaceeda hoggaanka Xisbiga ku shaacisay Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo ah xaaska madaxweynihii hore...
Hoggaanka Xisbiga UDUB oo aragtiyo is-khilaafsan ku fasiray Midho-dhalka Shirka Golahooda Dhexe ee Maanta Bilaabtay
Hargeysa, (SLpost)- Waxa baryahanba khilaaf xooggani ka dhex muuqday gudaha Xisbiga UDUB gaar ahaan masuuliyiinta ugu sarreeya ee Xisbigaas, oo ay ku jiraan raggii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

