Ceerigaabo: Masuuliyiin Dawladda ka tirsan oo ka badbaaday Isku-day Dil, Khasaaraha ka dhashay, 11 ma mid ah maleeshiyada oo la qabtay iyo Wasiirka Daakhiliga...
Ceerigaabo, (Slpost)- Laba askari oo ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland iyo ruux dumar ah ayaa geeriyooday, kow iyo toban kalena way ku dhaawacmeen kadib...
Hambalyada Shirkadda Dahabshiil Ciidal UDHA
Maareeyaga Guud ee Dahabshiil Operations Center, Mne Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadalkiisa magaciisa, magaca Guddoomiyaha Shirkadda, Mne Maxamed Siciid Ducaale, magaca Maamulaha...
Hal-doorka Waxbarashada: Maxamuud, Yuusuf, Saleebaan iyo Mahad (1)
Qormooyinkan uu magacoodu yahay hal-door waa maqaallo aan ku lafa-gurayo sooyaal-taariikheedka mudanayaal iyo marwooyin badan oo reer Somaliland ah, kana mid ah samatarayaasha ka...
Baafin: Aqoonyahan Axmed Faarax Cali (Idaajaa)
Waxa aan halkan ka baafinayaa adeerkay, kollay da'da ayuu waalid iigu yahaye, aqoonyahan Aqoonyahan Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo aan rabay in aan su'aal...
Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Xilkii La Wareegay
Hargeysa, (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo ay xilka kula wareegeen Deeq Xirsi Xujaale oo ahaa Xoghayihii hore ee Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Mawliid...
Fannaanka Nuur Daalacay Iyo Qurbe- Joog Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Maamulka Dawladda Hoose Ee Gabiley
Gabiley, (SLpost)– Qaar ka tirsan qurbajoogta reer soomaaliland ee wadanka UK oo uu horka caayo Fanaanka way nee Nuur Aw Jaamac (nuur daalacay)ayaa shahaado...
Taliyihii Booliska Degmada Fiqi-Fuliye oo Koox hubaysani Toogasho ku Khaarajiyeen (Xogo Dheeraad ah)
Hargeysa (SLpost) –Koox dablay ah oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa goor-dhawayd badhtamaha magaalada Ceerigaabo qudha ka jaray Naxariistii Janno Alle ha siiyee Taliyihii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

