HomeXisbiga UCID oo masuuliyiin Cusub u magacaabay Gobolka Togdheer

Xisbiga UCID oo masuuliyiin Cusub u magacaabay Gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Guddi cusub oo hawlaha Xisbiga qaabilsan u  magacaabay Gobolka Togdheer, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha dibadda iyo Xidhiidhka gobollada ee Xisbiga  Xusen Xasan Badmaax.
Warsaxaafadeedkan oo lagu socodsiiyey guddoomiyaha Cusub ee Xisbigu u magacowday gobolka iyo Guddoomiyihii hore ee xisbiga isla markaana la ogeysiinayo Badhasaabka Gobolka Togdheer iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka ayaa u dhignaa sidan:

“Ka dib markaanu eegnay xeerka xisbiga UCID kaas oo dhigaya in la buxiyo xubnaha lagu badelay wareegtadii 31 January 2011 ee xilka lagaga joojiyey dhamaan Gudoomiyayaasha Gogolada ee Xisgiba UCID.
Ka dib markaanu wada tashi la yeelanay xubnaha G/Dhexe iyo Xubnaha Xisbiga ee Gobolka Togdheer waxanu isla qaadanay in gudi cusub ,loo magacaabo gobolka taso ku salaysan dib u habaynti mamuulka G/Togdheer ee xisbiga UCID.
Waxa uu xisbigu go’aamiyey in dhamaan qalabkii, agabkii iyo gadhiga numberkisu yahay No: 22283  inlagu wareejiyo Gudoomiyaha cusub ee gobolkaa Togdheer ee xisbiga UCID

Gudoomiye: Cismaan Ismaciil Yusuf

Waxanu uu magacawnay gudida G/Togdheer ee xisbiga UCID xubnahan hoos ku qoran
-Maxamed Gudi Maxamed wakiilka Gobolada bariga ee Xisbiga UCID
-Cismaan Ismaciil Yusuf Gudoomiyaha G/Togdheer
-Khaddar Maxamed Xirsi G/ku xigeenka G/Togdheer
-Xasan Maxamed Yasiin (af duub) Xoghayaha G/Togdheer
Waxaanu dhamaan Gobolada bariga ogaysiinayna in ay hoos imanayaan wakilka xisbiga ee Gobalada bariga (Togdheer,Sanaag iyo Sool).
Sida awgeed Waxaanu mar labaad si sharaf iyo xushmad  leh idinka codsnayna in aydun u fududaysan Gudoomiyah iyo Gudida kor ku xusan hawlahooda shaqo.”

Somalilandpost.net

contac@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories