HomeKhasaaraha dab goor dhawayd qabsaday Xarunta Kaboolayaasha Hargeysa

Khasaaraha dab goor dhawayd qabsaday Xarunta Kaboolayaasha Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa,(SLpost)-Dab xooggan ayaa xalay ka kacay mid ka mid ah dhismeyaal ay Farsamayaqaannada Birta Tuma iyo kuwa Kabaha u tola dadka Naafada ah oo ee badhtamaha magaalada Hargeysa.

blankGurigan oo ku yaalla badhtamaha magaalada, gaar ahaan koonfurta Saldhigga dhexe ee Booliska Caasimadda Hargeysa, ayaa gabi ahaantiiba shuf-beelay iyada oo uu khasaare laxaad lihi soo gaadhay hantidii hoos taalay oo qalabka ay farsamayaqaannadu ku hawlgalayeen u badnaa.

Dad-goobjoogayaal ah ayaa u sheegay Wargeyska Ogaal , in dabku ka dhashay dab uu Nin Sikhraansani ku tuuray goobtaas. Ma jiro illaa hadda cid wax ku noqotay dabkaasi, balse hantidii hoos taalay ayaa iyadu halkaasi ku baabaday isla markaana aanay jirin wax laga saaray.

Ciidamadda Booliska, dadweyne aad u tiro badan, Dab-damisyo iyo Booyado biyo ah ayaa u gurmaday bakhtiinta dabkaasi ka kacay dhismaha. Ilaa Saqbadhkii xalay waxa lagu hawlanaa bakhtiinta dabkaasi iyada oo uu dabku marba marka ka dambaysa soo xoogaysanayey.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories