HomeWasaaradda Maaliyadda oo soo rogtay Cashuur nooceedu ku cusub tahay Somaliland

Wasaaradda Maaliyadda oo soo rogtay Cashuur nooceedu ku cusub tahay Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost) – Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa cashuuro cusub ku rogtay dadka macaamiisha u ah huteellada magaalooyinka dalka, iyada oo qof kasta oo waxa uu cuno laga qaadayo boqolkiiba shan cashuur ah.

blankWasaaraddu waxay ku wargelisay guud ahaan huteellada ku yaalla dalka inay qofka % 5 dheeraad ah bixiyo marka uu bixinayo lacagta uu raashinka cuna.

Wasaaradda Maaliyaddu sidaa waxay ku sheegtay ogeysiis ay maanta ku soo dirtay telefoonnada gacanta (Mobile), kaas oo ay huteellada iyo dadka wax ka cunaba kula soconsiinayso bixinta cashuurahan.

“Dhammaan macaamiisha huteelada waxa la ogeysiinayaa inay bixiyaan cashuurta Gadista ee biilka 5%, iyada oo huteelladu ay fulin doonaan qabashada cashuurta ayaa lagu yidhi farriinta wasaaradda maaliyaddu maanta shacabka u soo dirtay.

Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan wasaaradda maaliyadda ayaa qayb ka ah dedaalka wasaaraddu ugu jirto kobcinta dakhliga dawladda, iyada oo dhinaca kalena laga yaabo inay keensan karto kor u kac ku yimaadda qiimaha dadweynuhu raashinka kaga iibsadaan huteellada dalka.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories